Jawaab ku socota ninka la yidhaa Cali Cabdi Coomey Waa Qalinkii Khadra Xaaji Cabdillaahi
Waxaan dhawaanahan eegayay taariikho-ku-sheeg uu qoro amaba malmaluuqo nin lagu magaaabo Cali Cabdi Coomey oo sheegtay suxufi qoraa ah. Mr. Cali, wuxuu ka hadlayaa taariikho uu been abuuro oo uu dhalan rogay isagoo sababta uu u dhalan rogayaa ay tahay isir nacayb iyo qabyaalad. Taariikhaha uu ka sheekeeyo wuxuu sheegaa inuu ka soo xigtay meelo…
