Kulankii Xalay ee Turxaan Bixinta Kulmiye oo Samaale Garnaqsigii ku Gacan Sareeyay Iyo Muuse Biixi oo ka Garaabay

    Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Garabyada Kulmiye ayay XalayGuddida Turxaan saarku si fool ka fool ah markii ugu horeeyey isku soo hor fadhiisiyeen isla markaana waxa lagu falanqeeyay khilaafka djhex yaala sidii loo daweyn lahaa. Kulanka xalay ka dhacay qasriga Madaxtooyadda oo ahaa mid gaar ah oo aan warbaahinta war laga siinin ayaa hadana markii laga…

    Read More

      “Ragga Lacagta nagu Haystaa waxa ay ku jiraan Albeerkooyin Hargeysa oo marka Muddadu Dhammaato ayey lacagta soo Doontaan Uun” Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Waraysi Gaara {DHAGAYSO}

      Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)-  Xildhibaan Xirsi Raygal oo hal habeen ku jirey Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa, isagoo Xadhigiisa ku Eedeeyey Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha somaliland Saleebaan Garaad Soofe oo uu sheegay inuu hannaan qaawan oo qabyaaladaysan ula hadlay. Xildhibaanka oo Khadka Telefoonka uga Waramay Shabakada Qurbejoog.com ayaa faahfaahin ka bixiyay Qaabka loo Xidhay…

      Read More

        Tvga Universal ayaa waxa u qabanaya Dood Culus oo dhax mari doonta labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye Mujaahid Cali Gurey iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan Habeenka Sabtida 22/2/14 Sacada 6:pm uk 9Pm Geeska Africa

        London 21Feb14(SDN) La Soco dood xiiso badan oo hore uga dhicin wadankan Uk iyo Telefeshenada ku hadla afka soomaliaga waa dod dhax mari doonta si live ah  Mujaahid Cali Gurey oo xisbiga Ucid iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan oo ka soo jeeda Xisbiga Kulmiye doodan oo aad ka dawan dontaan Tvga UniversalTv waxii faahfaahina kala…

        Read More

          Somaliland: Ministry of Sports Acquires New Premises

          By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 21 Feb 2014 (SDN) – Amid cheers and applause from the gathered officials and guests, Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” has on Thursday officially opened the new administrative building of the Ministry of Sports, Youth and Culture. Under the storm of applause of those present at the ceremony, President Silanyo…

          Read More

            Kooxda Alshabaab oo Weerar Miidaamo ah ka fulisay Madaxtooyada Villa Somalia

            Muqdisho 21.Feb 2014 (SDN)-Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xilligii salaadda khudbada weerar ku qaadday xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo aan la xaqiijin inta uu dhan yahay ayaa ka dhashay weerarka, siday ku soo warramayaan weriyeyaal ka ag dhow Madaxtooyada Muqdisho. Waxaa la…

            Read More

              Ethiopia Oo Switzerland Ka Dalbatay inay U Soo Gacangeliso Afduubihii Diyaaradda Etiopian Airline

              Addis Ababab:21-Feb-2014(SDN)-Dowladda Itoobiya, ayaa dalbaneysa in lagu soo wareejiyo ninkii qafaashay diyaaradii Ethiopian Airlines oo Haatan ku Xidhay dalka  Switzerland. Qafaashaha Diyaaraddan oo Da’diisa lagu sheegay 30-jir, ayaan magaciisa la shaacin, waxana uu Dawladda Switzerland ka Dalbaday inay Magangelyo siiso ka Hor intii aanu diyaaradii uu wadaha ka ahaa ku Dejin Magaalada Geneva.   Wasiirka…

              Read More

                Harraadd Daran Oo Ka Taagan Deeegaano Ka Tirsa Gobolka Gedo Iyo Qiimaha Biyaha Oo Cirka isku Shareeray

                Faaxfaaxdhuun:21-Feb-2014(SDN)-Harraad Dara ayaa ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Dalka Somalia, waxaa Cirka Isku Shareeray Qiimaha la Siisanayo Foostada Biyaha ah.  Foostadii Biyaha ayaa Deegaanka FaaxFaaxdhuun ee gobalka Gedo ka gaadhay qiimo dhan saddex boqol oo kun oo Shillinka Soomaaliga ah waana qiimihii ugu badnaa oo biyaha deegaankaasi ay ka gaadhaan taariikhda…

                Read More

                  Warabixin Lagu Shaaciyey Xafiisyo Qarsoon Oo Sirdoonka Ethiopia Ku Leeyihiin Magaalooyin Somalia iyo Somaliland kuYaalla Iyo Shaqada ay Hayaan

                  21-Feb-2014(SDN)-Warbixin dheer oo Xafiisk Xuquuqda Aadamiga u qaabilsan Afrika Daabacay, ayaa Daaha Lagaga Rogay Tacaddiyo Qarsoon iyo Daba gal Sirdoonka Ethiopia ku Hayaan Xubnaha ka Tirsan Dadka Deegaanka Ogaadeenia. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ethiopia ee Sirdoonka ahi ay Xafiisyo Qarsoodi ah ku leeihiin Goobo Qarsoon oo ku Yaalla Meelaha ay Dadkaasi inta Badan…

                  Read More

                    Ciidamadii AMISOM iyo Dawladda Federalka Ka Joogay Degmadda Mahaddaaay oo Xalay Fiidkii Ka Dareeay Fadhiisinkoodii iyo Cabsi Soo Food Saartay Shacabkii

                    Mahadaay:21-Feb-2014(SDN)—Wararka ka Imanaya Degmadda Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Sheegaya in Ciidamada AMISO iyo Kuwa Somalia ay Xalay Fiidkii hore iskaga Baxeen Fadhiisimihii ay ku Lahaayeen Halkaas.  Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in dhammaan ciidamadaasi Faaruqiyeen Goobihii ay Deggenayeen, isla-markaana aanay Garanayn sababta keenay inay Ka Baxaan Goobahooda.   Ciidamada ayey Dadka Deegaanku…

                    Read More

                      Faransiiska oo hub ugu deeqay ciidamo reer Jabuuti ah oo ku siijeeda Soomaaliya

                      Jabuuti Feb 21,2014(SDN)-Dawlada dalka Faransiiska ayaa hub ugu deeqday ciidamada xooga dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo cutubyo ka mid ahi ay ku biirayaan AMISOM. Ciidamada Faransiiska ee xarumaha ku leh dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa hubeynta ciidamadan ku sababeeyay ka qeynqaadashadooda sugida amaanka Geeska Africa. Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyada Jabuuti Md Xasan Dharaar Hufane iyo safiirka Faransiiska…

                      Read More

                        Maayarka Caasimadda Oo Shaqadii Ka Eryey Agaasimihii Qorshaynta Dawlada Hoose iyo Sababta Keentay Khilaafkooda

                        Hargeysa:21-Feb-2013(SDN)-Ka Dib Khilaaf Xooggan oo Dibadda u soo Baxay ayuu Maayarka Caasimadda Hargeysa Shaqadii ka Eryey Agaasimihii Qorshshaynta Dhulka Ee Dawladda Hoose Cabdilaahi Aw Cali Axmed Ubax.   Maayarka Caasimadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Ka Biyo Diiday Hannaanka uu Agaasimahaas Qorshaynta ee uu xilka ka Qaaday wax u wado, waxana uu saluugay Tallooyin…

                        Read More

                        Xulka Gabdhaha Kanada ee Xeegada Ayaa Hantiyey Biladda Dahabka Markii Aay 3-2 Ku Karbaasheen Xulka USA(Sochi Olympic Winter Games 2014) By Jaahuur.

                        Sochi,Russia-20-Feb-2014-(SDN-Ottawa) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdhiyeynaa xagaaiyo Sochi iyo ciyaartii kama dambeysta aheyd ee dhexmartey xulka qaranka Kanada Gabdhaha ee xeegada iyo kuwa USA oo ku kala faraxashey biladda dahabka (Sochi 2014 Olympic Winter Games) Haddaba ciyaaraha xeegada ama Hockey-da ayaa aad looga jecel yahay qaaradda America siiba Waqooyiga America,oo waxaa laga daawanayey ciyaatan…

                        Read More

                          Madaxweyne Gaas oo furay wadada Islaan Maxamed

                          Garoowe Feb 20,2014(SDN)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Islaan Maxamed oo laami laga dhigay islamarkaasina shaqadu ka socotay saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirada arrimaha gudaha, hawlaha guud, maaliyada iyo amniga ayaa wehelinayay, taliyaasha booliska, maamulka gobolka Nugaal, duqa degmada Garowe iyo madaxa mashruuca JPLG ee…

                          Read More

                            No charges in Finns party Lieksa racism row

                            The Finns party politician at the centre of the row had demanded new, ‘clean’ meeting rooms because a multicultural working group used the same facilities as the Finns party group on Lieksa council. The town has struggled to adjust as Somali refugees have moved there, and the committee is one measure taken to help improve…

                            Read More

                              OGAYSIIS: SHIRKA 1DA MARCH 2014 EE QURBAJOOGTA ISAAQ EE DEEGAANKA ISMAAMULKA SOMALIDA EITHOPIA

                              Waxaa la ogaysiinayaa dhammaanba qurbajoogta ku nool UK iyo dalka kale ee Yurub imankara ee ka soo jeeda degaanka ismaamulka Somalida Ethopia gaar ahaan degaanka Beesha Isaaq in shir balaadhan lagu qabandoono magaaladda London 1da March 2014. Shirkaas oo ay gaban qaabinayaan Guddida Guud ee Qurbajoogta Deegaanku ee imika weli xilka sii haysa. Shirka waxaa…

                              Read More

                                Dawlada Itoobiya oo soo dhaweysay Mucaaridka Jabuuti iyo kulan ay ku yeesheen Jabuuti

                                Jabuti Feb 2014(SDN)-Dawlada Itoobiya ayaa markii u horeysay ku dhiiratay in ay xiriir la sameyso dalada gebi ahaanba ay ku bahoobeen axsaabta mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ee USN xili la filayo in wadahadalo ay dhexmaraan USN iyo madaxtooyada Jabuuti. Safaarada Itoobiya ay ku leedahay magaalada Jabuti ayaa waxa ay martigelisay masuuliyiinta dalada mucaaridka Jabuuti ee USN….

                                Read More