Agaasimaha Guud ee Wasaarraada Arrimaha Gudaha iyo Wasiirkiisa Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Guddoomiye Nuux Sheekh Muuse Oo Ka Ogolaaday Inuu Siiyo 20-Shaqaale ah
Hargeysa:22-Feb-2014(SDN)-Wali waxa Taagan Murankii iyo Isqabqabsigii ka Dhex Taagnaa 45-Ka Shaqaalaha ah ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu qaadanayso oo Hay’adda Shaqaalaha iyo Wasaaraddu isku Haystaan. Muddo Toddobaad ah waxa Xarunta Shaqaalaha ka Socday Hawlo Ballaadhan oo la xidhiidha sidii loo kala Hufi lahaa CV-yada Goobtaas la Keenay oo Tiradoodu Kor u dhaaftay ilaa 7000-kun, iyadoo shaqadaasna…
