Guddoomiye Muuse Biixi Oo La Garnaqsaday Mudanayaasha Xisbigiisa, weydiiyayna Sababta Keentay In Awoodda Shir-guddoonka la Wiiqo iyagoo Aqlabiyadda Golaha Haysta iyo Jawaabta Xildhibaanada?

    Hargeysa:01-02-2014(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa Markii ugu horraysay Kulan gaar ah la Yeeshay Mudanayaasha Xisbigiisa ah ee ku Jira Golaha Wakiillada Somaliland. Guddoomiye muuse Biixi oo haatan la liicliicaya Culaysyo iyo Duufaano Siyaasadeed oo Dhinaca Madaxtooyada lagaga Soo Faruuray, ayaa haatan  Kulankan uga Dan lahaa sidii uu mudanayaasha haysta…

    Read More

      Raiisul wasaarihii hore ee Somaaliya Cabdirizaq Xaaji Xuseen oo Mareykanka ku geeriyooday

      Minneapolis Jan 31,2014(SDN)-Waxa maanta magaalada Minneapolis EE dalka Mareykanka Ku geeriyooday Allaha u naxariistee Raiisul wasaarihii labaad EE Soomaaliya yeelato xiligii xoriyada dabadeed Marxuum Cabdirizaaq Xaaji xuseen. Marxuumka oo mudooyinkii u danbeeyay xanuunsanayay ayaa Ku jiray cusbitaalka jaamacada Minneapolis. Marxuum Cabdirizaaq Xaaji Xuseen ayaa ayaa raiisul wasaare sanadihii 1974tii ilaa sanadii 1967dii. Marxuumka ayaa burburkii…

      Read More