Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Ergadii Guurtida,iyo Shirgudoonka Wakiilada Soona Dhaweeyay Go’aanka Sawiro
Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ergadii Golaha Guurtida ee Isu Xilqaantay soo afjarida Khilaafkii ka Dhex taagnaa Golaha Wakiilada, Iyo Shirgudoonka Golaha Wakiilada . Gudidan oo ay Hor kacayeen Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida,Mudane Siciid Jaamac Cali , Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee…
