Gudoomiyaha garabka haweenka qarada Yurub xisbiga Ucid Marwo Amina Ismaciil oo ku baqaday in la qabanayo shirwaynahii xisiga ee Qarada Yurub
London18Feb14(SDN) Gudoomiyaha garabka haweenka xisbiga ucid Marwo Amina kinsi Cubuli ayaa waxay taagero iyo hambalyo u dirtay qaar ka mida garabka haweenka ee xisbiga kulmiye ee ku soo biiray xisbiga ucid marwo Amina oo sheegtay is badalka dhabta ee ka muuqda xisbiga ucid waxay kale oo hambalyo u dirtay garabyada haweenka ee qarada yurub iyada…
