Xildhibaano ka Tirsanaa Golaha Deegaanka ee Laascaanood oo u goostay dhinaca Garowe Sawiro
Garowe 03.Feb 2014 (SDN)- TuuladaTukaraq waxaa lagu soo dhaweeyey maanta 3.Feb.2014.laba xubnood ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood oo ka soo goostaya maamulka Somaliland. Xubnahaan oo magacyadooda la kala yiraahdo Muqtaar Mahad,Cabdilaahi Dhigaale waxaa tuulada Tukaraq kusoo dhaweeyay wasiiradda Ganacsiga,Kaluumaysiga ,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan. Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda Puntland Maxamuud Xasan Soocade oo waraysi siiyay…
