Calanka Maamulka Puntland Hoos Loo Dhigay iyo Baroordiiq Saddex Cisho Loo Saymayn Doono Marxuum Cabdirisaaq X. Xuseen
Garowe:Feb-02-2014(SDN)-Maamul-Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa ku Dhawaaqay inay Geerida Ra’isal wasaarihii Hore ee Somalia Cabdirisaaq xaaji Xuseen Darteed Calankooda Hoos u dhigi doonaan. Laga Bilaabo maanta laga billaabo ilaa Salaasada ayaa Calanka hoos loo dhigayaa, iyadoo Arrintaas Baroordiiqda ahna uu ku Dhawaaqay Madaxweyne Caddiweli Gaas. Waxa uu sheegay Gaas inuu geeriyooday nin halyey ah…
