Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Jidkii ugu Muhiimsanaa ee Magaalada Boorama

    Boorama 31.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici ayaa furay waddo laami ah oo laga hirgaliyey gudaha degmada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Waddada oo dhererkeedu yahay 1.5 km ayaa waxaa hirgalinteeda iska kaashaday dowladda hoose ee Boorama iyo hay’adda Habitat ee caawisa mashaariicda horumarinta. Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Boorama, Sulymaan…

    Read More

      Xaakim ku eedeeyay Muslimiinta in ay aaminsan yihiin in ay xaasaskooda garaaci karaan oo raali gelin bixiyay

      Dublin Mar 31,2014(SDN)-Xaakim dhegeysanayay dacwad lagu soo oogay nin Soomaali ah oo lau eedeeyay in uu u dhacay aqalka haweeney ay kala tageen ayaa laga soo xigtay hadalo meel ku dhac ku ah muslimiinta. “Waxaan u maleynayaa in Muslimiintu in ay dareensan yihiin in ay xaasaskooda garaaci karaan”ayuu yiri xaakimku xili lagu gudo jiray dhegeysiga…

      Read More

        Ma Komishanka,Ma Wakiilada mise waxaynu Soo horaysiinaa doorashadii Madaxweynaha

        Dalkan Jamhuuriyada Somaliland waxa iyana dhinacooda ka wiiqay doora-shooyinkan isdaba taxan ee aan dhaqaalana loo hayn sida ay xukuumadu tidhaa,dadkuna aanay weli u bislaan.Waana dhibaato taagan oo u baahan in xal loo helo,shacabkana lagu wacyi geliyo hawlahooda oo si deggan u socda inay codeeyaan,lagana baxo ololayaasha waalida huwan. Aan taabto halkuu qalinku tebayo,maanta waxa innagu…

        Read More

          Ra’iisal Wasaaraha Turky oo ku dhawaaqay Guusha Xisbigiisa ee Doorashooyinka Deegaanka

          31,mar.2014(SDN)-Natiijooyinka hour dhaca ah ee ka soo baxaya Doorashooyinkii Goloha Deeganka ee shalay ka qabsooomtay Dalka Turky,ayaa tilmaamaya Horumar uu ka gaadhay Xisbiga Cadaalkadda Iyo Horumarinta ee Haatan Hogaanka u haya Dalka Turky.waxaana ilaa hadda inta la ogyahay uu ku Guulaystay 47% guud ahaanba Codbixintii shalay.Xalka Xisbiga uu Xifaaltanka Xoogani ka dhexeeyo ee Xisbiga Shacabka…

          Read More

            Masar oo la mudeeyay xiliga Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Gen El-Sissi oo isa sharaxay

            Qahira Mar 31,2014(SDN)-Doorashooyinka madaxtooyada dalka Masar ayaa loo qoondeeyay in ay qabsoomaan dhamaadka bisha May guddida doorashooyinka dalkaasi ayaa sheegay in doorashooyinku laba wareeg noqon doonaan. Doorashooyinkan ayaa noqon doona kuwii u horeeyay ee dalkaasi Masar ka dhaca ka dib kolkii afganbi xilka looga tuuray madaxweyne Maxamed Morsi oo ahaa hogaamiyihii u horeeyay ee ebid…

            Read More

              Tacsi loo diraayo dhamaan reer Mohamed Sheikh Dheere

               Inaaa Lilaahi Wa Inaa Lilaahi Raajicuun, Tacsi ayaa halkaan waxaa uu Mohamed Sheikh Abdisalaam (Madey) uga diraayaa: Asmo Sheikh Mohamed, Sharifo Sheikh Mohamed, Asli Sheikh Mohamed, Dr. Mohamud Sheikh Mohamed iyo dhamaan reer Mohamed Sheikh Dheere meel meelkasta oo dalka iyo dibada ka joogaan oo hoyadood Adey Mursan ku geeriyootey Magaalada Muqdisho, laguna aasi doono…

              Read More

                Gudoomiyaha la dagaalanka Musuqmaasuqa oo baaq u diray shacaabwaynaha reer Somaliland inay xog ka soo uruuriyaan Musuqmasuqa wadanka ka Jira

                London31March14(SDN) gudoomiyaha la dagaalanka musuqmaasuqa ee xaruuntiisu tahay magalada london ayaa baaq u diray shacabwaynaha reer somaliland inay xog ka soo ururiyaan wax ala waxii ku salaysan musuqmaasuq iyo hanti boob xaad dhaafay ee ka jira dalkeena  somaliland waxana yeelaya nidaamkeena dawladnimo iyo inaaynu helo aqoonsi caalami ah taasi oo ah hadafka ugu waayn ee…

                Read More

                  Musharaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga UCID oo ka hadlay xaalada Dr Macoow oo Hargeysa lagu carqaladeeyay

                  Hargeysa Mar 30,2014(SDN)-Musharaxa xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ugu sharaxan Xilka madaxweyne Md Jamaal Cali Xuseen ayaa war uu soo saaray uga hadlay Dr Cali Macoow oo baaritaano Caafimaad ka fulinayay magaalada Hargeysa isla markaana ay xukuumada Somaliland ka hor joogsatay. Qoraal uu dhacdadaa ka soo saaray Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa sidan u qoraa:…

                  Read More

                    Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socday Shirkad Chine’s Ah

                    Garoowe Mar 30,2014(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineering ConstructionCorporation oo loo soo gaabiyo CCECCax, Shirkaddasi oo horey Dr Cabdiweli ugula soo kulmay magaalada Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti kadib safarkii uu dhowaan dalkaasi ku tagay. Wafdiga…

                    Read More

                      Kooxda Alshabaab oo Joojisay Isu Socodkii Dadka iyo Gaadiidka ee Buula Burde iyo Beledweyn

                      Buule Burte 30.March 2014 (SDN)- Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xayiraad ku soo rogtay gaadiidka rakaabka ee isaga kala goosha degmooyinka Beledweyne iyo Buulo-burte ee mara deegaanka Halgan oo 85 kilo mitir Koonfur u jirta Buulo-burte. Shabaab ayaa arrintan ku macneeyay inay cuno-qabateynayaan degmada Buulo-burte oo dhowaan ay ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan howlgalka Midowga Afrika…

                      Read More

                        Seychelles Transfers Somali Pirates to Home Jail

                        The Seychelles on Sunday transferred nine Somali pirates to serve the remainder of their jail sentences back home, the government said, taking the total transferred to more than 90. The convicted pirates, who had been tried on the Indian Ocean archipelago, were flown back to Somalia’s northern Puntland region, the interior ministry said in a…

                        Read More

                          Our colleague and friend inspired

                          The Citizen reported on the death of Mohamoud Abdulle of Ottawa, who died tragically overseas while working for the Somali government. He was there in the hopes of restoring stability to his homeland. Mohamoud was our colleague and friend at the Youth Services Bureau (YSB). He was a dedicated, thoughtful, and committed employee, who made…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo Baydhaba kaga Daba Tagay Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa u dhaxaya Baydhaba

                            Muqdisho 30.March 2014 (SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cismaan ayaa u duulay Baydhabo gelinkii dambe ee maanta  halkaasoo uu horay ugu sugnaa Madaxweynaha DF Xasan Sh. Maxamuud. Prof. Jawaari ayaa waxa safarka ku wehlinaya xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo kasoo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool, iyadoo wararka hoose ay sheegayaan in uu Baydhabo u…

                            Read More

                              Wasiirada Arrimaha Dibada ee Jabuuti iyo Somaliland iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo Kulan Maanta Ku Yeeshay Jabuuti DAAWO

                              Jabuuti 30.March 2014 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta Kulan Gaar ah la Yeeshay Dhigiisa arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Cumar Xasan Maxamed . Dhanka Somaliland Waxaa Wasiirka Kulankaasi ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil…

                              Read More

                                Midawga Yurub oo u diyaar garoobaya inay Ciidamadooda ku fidiyaan Afrikadda Dhexe

                                Belgium 30,mar.2014(SDN)-Madax  sare oo ka tirsan Midawga Yurub,ayaa daboolka ka qaaday inay haatan doonayaan inay ciidamadooda ku fidiyaan Guud ahaanba Dalweynaha Afrikadda Dhexe,ka dib markii ay dib uga dheceen wakhtigii hore loogu asteeyay in  ciidamadu ay Dalka Gacanta ku dhigaan,si loo soo celiyo Xasiloonidii iyo kala danbayntii Waddanka .dalkaas ayaa waxa si ba’an u  saameeyay…

                                Read More

                                  Golaha Wakiilada oo Maanta ka Hadlay Shaqo ka Joojinta Dr Macow, iyo Macnaha ka danbeeyay Xafiiskyo ay Gobolada ka Furteen {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida joogtada ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland mudane ibraahim mahdi buubaa  ayaa maanta ka warbixiyay socdaal  ay dhawaan Gudidoodu ku soo mareen gobolada dalka qaar ka mid ah  islamarkaana ay xafiisyo u adeegi doona Golaha Wakiiladda kaga soo fureen goboladaasi. Gudoomiyaha gudida joogtada ag ee golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Ibraahim…

                                  Read More

                                    Ciidanka Booliska oo Faahfaahiyay 100 Dhallinyaro ah oo Xukuno lagu riday

                                    Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Taliye Ku Xiggeenka Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeye Guuto C/Raxmaan Liibaan Fooxle Ayaa Tafaasiil Dheeraada Ka Bixiyey 100 Dhanliyaro Ah Oo Maxkamadaha Hargaysa Iyo Gabiley Xukuno Ku Rideen. Dhanliyaradan Ayaa Taliye Ku Xiggeenku Ku Tilmaamay In Ay Yihiin Kuwo Khal-Khal Galiyey Amaanka Xaafadaha Ku Yaala Deegaanada Laga Soo Qabstay. Waxa Uu Intaas…

                                    Read More