Hargaysa oo laga Furay Kulan lagu darsayo Nidaam Casri ah oo Haweenku ku wada Xidhiidhi karaan
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta ka qayb gashay kulan aqoon is waydaarsi ah oo lagu gorfaynayay sidii loo samayn lahaa habka ugu fudud ee ay Haweenka somaliland u wada xidhiidhi lahaayeen iyaga oo adeegsanaayay qalabka casriga ah ee maanta dunidu ku…
