Halkan Ka Akhri Tafaasiisha 36-Safar Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Dibadda Ugu Baxay Oo Ay Ku Baxday Lacag dhan $5,400,00
Muqdisho:01-March-2014(SDN)-Wararka Hoose ee Laga Helayo Aqalka Madaxtooyada Somalia, ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Safarro Tiradoodu Gaadhayso ilaa 36 oo muddadii Sanadka iyo Badhka ahayd ee uu Xilka hayey uu Galay. Tafaasiisha iyo Qaababka ay safarradaasi ku dhaceen ayaa warka Madaxtooyada laga Helayaa u dhigayaa sidatan: 1- Bishii Oktobar 8,deedii sanadkii 2012 waxa uu Madaxweynaha u…
