Ciidanka Ethiopia ee Buurdhuubo Qabsaday Oo Xalay Maydadkoodii iyo Dhaawacoodii U Rartay Dhinaca Adis Ababa
Buurdhuubo:15-March-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Deegaanka Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Ethiopia eek a Qaybta ahaa kuwii dhawaan Gacanta kudhigay Halkaasi ay Bilaabeen inay Maydadkooda Halkaas ka Gurtaan, iyagoo u guranaya Dhiinaca Dalkooda si loogu Aaso. Warar hoose oo Soo Gaadhay Qurbejoog.com ayaa sheegaya in ugu yaraan 20-askari oo dhaawac kala duwan qaba iyo…
