BURCAD DHULEEDKA HARGEISA :LOOLANKA WASIIR KKALIIF – MAYOR SOLTECO & XILDHIBAAN TIMACADE
Waxa Hargeisa ka dilaacay koox dilaalin ah “ Real Estate Brokers” oo ku gaashaaman Telefoonka Gacanta iyo gawaadhi yar-yar oo Grande ah . Waxay xafiisyo ka furteen Degmooyinka Kood-Buur, Gacan Libaax . Waxa kale oo ay laba Xafiis ka furteen London iyo Dubai. Waxay diiradda saaraan dhulka ay ka maqanyheen qurbjoogto .Kooxdaas dilaalinta ahi marka…
