“Reer Sh. Isaxaaq in ay yihiin dad xaq darro diiday oo dulmi iyo cadaalad darro ka dagaalamay oo adkaaday iyo hadana in ay dad la ciilay oo la gumaaday Sidoodii U Hadlaan Iskuma Helayaan..”” Cali Guray
London:11-March-2014(SDN)-Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa ka Biyo Diiday Hannaaka ay qaarka mid shacabka Somaliland uga Hadlaan Halkankii Hubaysnaa ee lagu xoreeyey Dalka. Mujaahid cali Gurey ayaa warbixin dheer oo uu Barta uu Face-book-ga ku leeyahay soo Dhigay, ayaa Sheegay inaan dadka reer Somaliland Gaar ahaan Beelaha Isaaqa…
