Amisom Oo Cadaysay In Dantooda Joogitaanka Somalia Ay Ku Jirto Sidii Ay Xarakada Al Shabaab U Sii Jiri Lahayd

    Muqdisho 12.March 2014 (SDN)- Ciidanka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ka socda Midawga Afrika ee AMISOM,ayaa sheegay in aanay doonayn inay jabot ama uu soo dhamaado dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab,halka ay caddeeyeen inay Soomaaliya u joogaan inay dhaqaale ku helaan dagaakla ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. AMISOM,ayaa intaa ku daray in danta…

    Read More

      Gufaacooyin Tabasho oo Madaxweyne Siilaanyo ay ku Qaabileen Duqayda Gobolka Salal iyo Madaxweynaha oo ka Garaabay

      Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Socdaal Hawleed ku Maraya Deegaanada Xeebta Galbeed ee Somaliland ayaa Maanta meel fagaare ah kala hadlay Shacabka ku dhaqan Magaalada Saylac, Halka ay sidoo kale Kormeer ku sii Mareen Degmooyinka Lughaya iyo Bulaxaar. Weftiga Madaxweynaha ayaa markaas kadib…

      Read More

      Atletico Madrid oo Ac Milan Gurigooda u Caraabisey Markii 4-1 Ugu Awood Sheegatey(Champion League) DAAWO Goolasha- By Jaahuur.

      Spain-12-Mar-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa koobka horyaalka Yurub( Champion League) qaarna ay ka shubeen qaarna wadnaha farta ku hayaan. Akhyaartay koobkan oo si habsami ah u socda waxa horey u soo dhamaadey lugtii hore,waxaana manta biloodey lugtii labaad oo qaar ka huleeleen. Haddaba ciyaarihii maanta manta la ciyaarey waxaa ugu xiisa…

      Read More

        Mashruuca Ma dhalayska ah ee Dhismaha Wadada Berbera ilaa Addis ababa oo laga Tashanayo Dhaqaalihiisa

        Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Kulankii sadexaad ee xubnaha guddida heer Qaran (Regional Steering Committee) ee u xil-saaran ilaalinta mashruuca qandaraaska daraasada iyo qiimeynta kama danbeysta ah ee dhismaha Waddada coorrodaBerbera Tog-wajaale “Berbera Addis Ababa Corridor ” ayaa lagu qabtey Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Waxaana kulankan lagu soo bandhigay macluumaadka hordhaca daraasada iyo qiimeynta mashruucaas….

        Read More

          “Qaxootiga Holhol waa reer Somaliland ah, hadii xukuumaddu soo celinayso waa saxe maxaa muranka keenay” Cali Guray

          London 12.March 2014 (SDN)- 1990kii waxan ahaa goob joog markii weerarka balaadhan ay ciidamadii taliskii Siyaad Barre ku soo qaadeen xeebta dhinaca galbeed ee Somaliland. Waxa ciidamadii SNM dagaaladaasi dib loogaga qabsaday Saylac iyo Lawyo Caddo anigu na waxan gurmad ugu tegey ciidamadaasi oo uu hogaaminayay Mujaahid Maxamed Xasan jidhif meesha la yidhaahdo Cali Weeci…

          Read More

            Urur u dooda Xuquuqda Saxaafada oo dalbatay in xabsiga laga sii daayo Wariye ku xiran Itoobiya

            Nairobi Mar 12,2014(SDN)-Ururka Midawga Caalemiga ah ee Suxuufiyiinta IFJ ayaa shaaciyay in aan la aqbeli kareyn eeda iyo xabsiga lagu xukumay wariyaha caanka ah ee Maxamed Awes Mudeey. Mudeey ayaa maxkamadi ku riday xukun xarig ah oo  27 sanadood ah oo loo cuskaday sharciga la dagaalanka argegixisada. Xeer ilaaliyeyaasha dalka Itoobiya ayaa Muudey ku eedeeyay…

            Read More

              Askari Ka Tirsan AMISOM Oo Sheegay Inaanu Jeclayn in Shabaabka Laga Adkaado, isagoo Faa’iidooyin Badan ka Sheegtay Somalia

              Bujumbura:12-March-2013 (SDN)-Wariye  ka Hawlgala Wargeyska Star oo dhawaan booqday Dalka Burundi ayaa ka qoray Warbixin si aad ah u soo Jiidatay Dhammaanba  Dadka Daneeya Arrimaha Soomaalida. Warbixinta uu Wariyahani Qoray ayaa Salka ku Haysa Wada Sheekaysi uu la Yeeshay Askari ka Tirsan Ciidanka AMISOM, waxana ka Soo baxay Natiijo ay la Yaabeen Dadkii Akhriyey. Askariga…

              Read More

                Maxaa Laga Dhex Dheehan Karaa Socdaalka Xilligan Madaxweyne Siilaanyo Ku Marayo Gobolada Galbeedka Dalka?

                Hargeysa:12-March-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafti  Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa safar Haatan ku Maraya Gobolada Galbeedka Somaliland, waxana laga Bixiyey Aragtiyo iska soo Horjeeda. Shacabka I ntooda Badan ayaa safarkan ku Tilmaamay mid Lagu Dejinayo Xaaladda Gobolada Galbeedka oo inta badan ay ka jirto xaalad Kacsanaan ah oo ka Duwan midda Dalka…

                Read More

                  Barre Hiiraale Oo Gole Uu Guddoomiye u Yahay Oo Ka Dhan ah Axmed Madoobe Kaga Dhawaaqay Muqdisho

                  Muqdisho:12-March-2013(SDN)-Kulan Ballaadhan Oo Maalintii shalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin  ka soo Jeedda Gobolada Jubooyinka, ayaa lagu Magacaabay Gole lagaga soo Horjeedo Maamulka Axmed Madoobe. Korneel Barre Aadan Shire(Barre Hiiraale)  ayaa loogu doortay inuu yahay guddoomiyaha guddiga nabadda iyo midnimada ee Jubbooyinka oo ah Magaca loo Bixiyey Golahan. Dhanka kale, Korneel…

                  Read More

                    Somali community mourns death of infant in NY fire

                    UTICA, N.Y. (AP) — Authorities say the 6-month-old baby who died in an apartment fire last weekend was the daughter of parents who emigrated from Africa. The Observer-Dispatch of Utica reports (http://bit.ly/1lRvbtG ) that Marian Omar was buried Monday in the cemetery owned by the Bosnian Islamic Association of Utica. Fire officials say the girl died…

                    Read More

                      PORTLAND — Riverton residents Saharo Sharif-Isaack and Safiya Mohamed did not quote Shakespeare last Friday when talking about improving their neighborhood, but they do know the value of a picture.

                      PORTLAND — Riverton residents Saharo Sharif-Isaack and Safiya Mohamed did not quote Shakespeare last Friday when talking about improving their neighborhood, but they do know the value of a picture. “I think it shows what we are really capable of doing. We are people that want a change,” Sharif-Isaack said about a project called Photovoice,…

                      Read More

                        Al Shabaab leader urges Somalis to battle Ethiopia

                        The leader of al Shabaab has urged Somalis to wage holy war against Ethiopia, Somalia’s Horn of Africa neighbour whose forces are preparing to lead an African Union offensive against the militants. Ethiopia fought an ill-fated war in Somalia in 2006-09 but sent troops back in 2011 to fight al Shabaab. In 2013 it became…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ay gurmad deg deg ah gaarsiinayaan goobaha laga saaray nabad-diidka Alshabaab

                          uqdisho Mar 11,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyaan qaar kamid ah ah xubnihiisa Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay kamid ahaayeen wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya, Safiirka Britain, Safiirka Turkey, Imaaraadka iyo xubno kale. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii…

                          Read More

                            Dheemanay: Dhaantadu Ma Xadraday La Dhalatay

                            Sida aad ka warqabtaan waxaa ayaamahaan soo badanayey fanaaniin cusub oo casriyey ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka, una bedelay qaab heeseed oo ay dhalinta maanta ka daba dhacday. Intaas waxaaba dheer, in madaxwaynaha Soomaaliya markii uu booqday Kismaayo, shabakadaha wararka ayna tuseen isaga oo dhaanto ciyaaraaya. Waxaa sidoo kale, shabakadaha wararka aan ka daawanay madaxwaynaha Dowlad…

                            Read More

                              Prime Minister: “Following liberation of key towns from Al-Shabaab efforts must now turn to stabilisation”

                              His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today hosted a meeting attended by Special Representatives and Ambassadors from the UN, EU, UK, Turkey, Ethiopia, UAE, Italy and the USA to update them on the ongoing offensive against Al-Shabaab and urge them to do all they can to support the stabilisation efforts in newly liberated areas….

                              Read More