Police recover powerful explosives along Kenya-Somali border

    MANDERA, KENYA: Suspected Somalia militia tossed powerful explosives at security border post in Mandera town on Thursday morning sending the town recovering from hand grenades attacks into panic. Confirming the incident the Police OCPD Mandera East Jackson Rotich, said nobody was injured in the 2am attacks targeting Administration police post located few meters from the…

    Read More

      DHEGEYSO Sheekh Shacbaan”UNDP waxa ay malaayiin dollar ku bixisaa si aan Somaliland khisaas looga fulin”

      Hargeys Mar 07,2014(SDN)- Sheekh Shacbaan ayaa Khudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Al Huda waxa uu todobaadkan uga hadlay qodobo hortaagan hirgelinta qaar ka mida shareecada Islamka. Sheekhu waxa uu ka hadlay caqabado ay ka mid yihiin aduun ay UNDPku bixiso si aan loo qisaasin gacan ku dhiigleyaasha iyo sababaha ka danbeeya. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/qisaasta.MP3″] HALKAN…

      Read More

        Wasiirka Duulista Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyey Kormeer Uu ku Samaayey Mashaariic laga Wado Madaarka Burco

        Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Wasiirka Duulista ayaa sheegay in ujeedada kormeerkaasi uu ahaa sidii uu ugu kuur gali lahaa xaalada Madaarka Burco iyo halka ay marayaan Mashaariic horumarineed oo ay fulintiisa gacanta ku hayso guddida dib u dhiskama Madaarkaasi. Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu…

        Read More

          Sirdoonka Kenya Oo Sheegay Inuu Geeriyooday Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab

          Nairobi 07.March 2014 (SDN)- Sirdoonka dalka Kenya,ayaa sheegay inuu dhintay Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage(Cali Dheere) sida  uu qoray wargeyska Daily Nation. Daily Nation oo xiganaysa sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran  ee la dagaalanka Argagixisada dalka Kenya oo lagu magacaabo  Manual Chir Chir,ayaa lagu sheegay inuu xaqiijiyay…

          Read More

            Xarun Caafimaad oo laga Hirgaliyay Deegaanka Ceel Sheekh iyo Weedhihii halkaas laga Jeediyay {DHAGAYSO}

            Daarasalaam 07,March 2014 (SDN)- Isu duwaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex Cabdi Xuseen Cali ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Caafimaadka hooyada iyo Dhalaanka ee Tuulada Ceel Sheekh xafladii furitaanka xaruntan caafimaad ee tuulada ceel sheekh oo ka tirsan degmada daarasalaam waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Marwo Sam Sam Cabdi Aadan agaasimaha…

            Read More

              Madaxweyne Maamul Goboleed oo Xukuumadda Muqdisho Sharcinimadiisa Diidday Oo Maanta La Dhaariyay

              Baydhaba 07.March 2014 (SDN)- Madaxweyne Maamul-goboleed ka mid ah Soomaaliya oo ay sharcinimadiisa diidday Dawladda Muqdisho,ayaa maanta lagu dhaariyay Caasimadda Maamul-goboleedka loogu cumaamaday xilkeeda. Madoobe Nuunow Maxamed oo dhawaan loo doortay madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya oo lix gobol ka kooban, ayaa maanta lagu dhaariyay xaflad ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Xafladda…

              Read More

                Barkhad Oo Hollywood Filimkii Labaad Kala Qayb Qaadanaya Metelayana Madaxweyne Obama

                Washington 07.March 2014 (SDN)-  Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi,ayaa filimkii labaad  kala qayb qaadanaya shirkadda caanka ah ee soo saarta Filimadda ee Hollywood,filimka labaad ee uu ka qayb qaadanayo ayuu ku metelayaa Madaxweynaha dalka Maraykanka Brack Obama. Filimka cusub ee ay soo saarayso shirkadda Hollywood isla markaana uu ka qayb qaadanayo jilidiisa Barkhad Cabdi ,ayuu…

                Read More

                  Dowladda Puntland oo ka shiraysa waxqabadka 5-sano ee Soo Socda SAWIRO

                  Garowe 07,March 2014 (SDN)- Gollaha xukumadda Puntland ayaa maanta  u fariistay sidii looga shiri lahaa waxqabadka shanta sano iyo waliba qaabka loo wajahayo. Shirka waxaa kasoo qayb galay madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ku xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdilaahi Camey wuxuna ka dhacay hoolka shirarka Jaamacadda Puntland State Universtiy ee magalada Garowe. Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed…

                  Read More

                    Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay Xuddur

                    Bakool 07,March 2014 (SDN)- Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta degmada Xuddur ee xarunta u ah gobolka Bakool. Guddoomiyaha degmada Xuddur, Maxamed Macallin Axmed oo u warramayay Warbaahinta  ayaa sheegay in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen degmada oo ay horay…

                    Read More

                      “Waa waxba kama jiraan warkaasi ma jiro khilaaf noo dhexeeya aniga iyo madaxtooyada”

                      Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Wasiirka caafimaadka Somaliland, Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xoglo-toosiye) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhexgalay isaga iyo madaxtooyadda Somaliland. Wasiir Xaglo-toosiye ayaa waxa uu sidoo kale deedefeeyey cadho la sheegay inuu doraad kaga amba-baxay magaaladda Hargeysa, kaas oo sida ay tibaaxuhu sheegayaan Burco markii uu…

                      Read More

                        Xildhibaan ku dhaliilay Dawlada Hoose ee Hargaysa qaabka ay u Maarayso hawlaha Qashin Gurka (DHAGAYSO)

                        Hargaysa 07.March 2014  (SDN)-Xil. Siciid Maxamed Libaaxo ayaa si weyn ugu dhaliilay Dawladaha Hoose inay gabeen shaqadii Nadaafadda,isaga oo Bulashadana usoo jeediyay inay iyagu Xashiishkan meel walba daadsan ay iska hagaajiyaan.waxa kale oo uu  Xildhibaanku farta ku fiiqay in inta aynu ka xaragoonayno Xashiishka ee aynu dad ajnabi ah u dirayno aanay suuragal ahayn in…

                        Read More

                          Xil. Dheeg oo waraysi gaar ah siiyay Qurbejoogta ayaa kaga waramay Xaaladaha Nabadgalyo, Horumareed iyo Siyaasadeed ee dalka {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Dheeg oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Xog Waran Kooban oo uu Siiyay Shabakada Qurbejoog Waxa uu kaga hadlay Xaalada Siyaasaded ee dalka iyo Arrimo kale . Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Xog Warankan [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dheeg.mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog.com

                          Read More

                            dadkii dilka foosha xun u gaystay Ruqiya Siciid Ayaanle oo la filayo in maalinta Bari ah Maxkamadda Laga Xaadiriyo

                            Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Eedaysanayaashii loo    haystay Haweenaydii sida foosha xun loogu dilay Todobaadkii hore magaalada Hargaysa ee Ruqiya Siciiid Ayaanle,ayaa la filayaa in maalin tasabtidda ah ee bari la hor keeno maxkamadda.Sida uu goor dhawayd u xaqiijiyay Shabakadda caalamiga ah ee qurbejoogta Md. Siciid Cabdi Ayaanle oo aanu khadkaTelafankaku helay.ma uu bixin faahfaahin kale…

                            Read More

                              Muxuu Wasiir Xaglo-toosiye USoo Kordhiyey Qaranka Somaliland Muddadii uu Xilalka Aanu Daacadda Ka Ahayn Ka Hayey?

                              Hargeysa:07-March-2014-(SDN)-Hadal  Haynta Ugu Badan oo Maanta Somaliland Ka Taagan, ayaa ah Sasabaadda iyo Saabaa-Saalax ay Wasiirrada Xukuumaddu La Daba Socdaan Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo ay isku Dhaceen Aqalka Madaxtooyada. Wasiir Saleebaan Xagla-toosiye ayaa muddo Laba Sano  iyo Dheeraad ah ku sugnaa Somaliland, waxana sida la sheegayo ay isku Dhaceen Masuuliyiin uu…

                              Read More

                                Xubno somaliyed oo ka tirsan xisbiga SV, oo kulan la yeeshay wasiirkii hore hormarinta Norway

                                Oslo Mar 07,2014(SDN)-Siyaasiyiin ree Norway ah oo ka soo jeeda xisbiga SV -Social Left Party ayaa shir la yeeshay wasiirkii hore ee hormarinta Norway, mudane Heikki Holmås Eidsvoll. Imikana ah xubin ka tirsan barlamanka Norway. Kulankan ayaa ahaa mid lagaga arinsanayay, sidii  wax looga qaban lahaa dhibatooyinka haysta somaalida ku dhaqan dalkan Norway. Dadka somaliyeed ee dagan dalkan…

                                Read More

                                  Xukuumadda oo xabisga ka sii daysay ninkii Xildhibaan Qabile rasaasta ku riday ee Muranka siyaasadeed abuuray

                                  Hargeysa 07.March 2014 (SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga ka sii daysay ninkii Xildhibaan Qabile rasaasta ku riday, kaasoo xiligii uu falkaas sameeyey Booliisku soo qaban kari waayeen balse markii danbe loo soo gacan geliyey. Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay sii daynta Ninkaasi, hase yeeshee waxa labadii maalmood ee u danbeeyey lagu arkayey isagoo jooga magaalo Xeebeeda Berbera. Xildhibaan Qabile…

                                  Read More