Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi oo Dhaqaale xumo soo wejahday iyo mushaharkii uu ku qaatay Captain Philips
Hollywood Mar 06,2014(SDN)-Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi ayaa sida ay daabacday barta Internet ka ee Yhe New Yorker waxa soo wejahday xaalad dhaqaale xumo oo sababtay in uu ka shaqeeyo dukaan telephonada lagu iibiyo oo ku yaal Minneapolis. Maqaalka New Yorker ka ayaasidoo kale waxa uu lagu sheegay in lacagta Filmka Captain Philps lagu sameeyay…
