Xisbiga WADDANI Oo Xilal Cusub Magacaabay Qaarkalena Isku Badeley+ Mustafe Qodax Oo Noqday Xoghayaha Arrimaha Gudaha.
Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magacaabay saddex xoghaye oo muhiim ah iyo lataliyaha gudoomiyaha ee maalgashiga, iyada oo xilalkan qaarkood laysku badeley halka qaar cusubna la magacaabay. Xoghayaha Arrimaha Gudaha ayaa waxa loo magacaabay Md. Mustafe Maxamuud Qodax halka Xoghayaha Warshedaha loo magacaabay Md….
