Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Oo Laba Sarkaal Oo Boolis ah Xabsi Guri u Diray iyo Sababta Keentay

    Muqdisho:02-March-2014 (SDN)Wararka laga Helayo wasaaradda Arrimaha Gudaha Somalia, ayaa sheegaya in Wasiir C/kariim Xuseen Guuleed  uu soo Saaray Amar ka Dhan  ah saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska Dawladda Federalka. Wasiir Guuleed ayaa la Sheegayaa in Wareegto uu soo saaray uu ku Amray in Xabsi Guri la dhigi Doono Taliyaha Dekedda Muqdisho iyo ku xigeenkiisa, kadib…

    Read More

      Saraakiisha Gacanta Ku Haysa Garsoorka Caasimadda Hargeysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Gacan-togaalayn ay Shaqadoodu ku Hayaan Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

      Hargeysa:02-March-2014(SDN)-Waxa Markii Ugu Horraysay Dibadda u soo Baxay Dagaal Hoose oo u dhexeeya Golayaasha Garsoorka Iyo Fulinta, iyadoo Saraakiil sare oo ka Tirsan Maxkamaddu ay qaylo dhaan ka Muujiyeen Cadaadis ay ku Hayaan Saraakiil Xukuumadda Siilaanyo ka Tirsani. Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa iyo Garsoorayaal sare oo isla-maxkamadaas ka Tirsan ayaa Shir jaraa’id oo ay Shalay qabteen…

      Read More

        Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka Hadlay Dareenkiisa ku Aadan Mudo Kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

        Hargaysa 01.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta si kooban uga hadlay Mudo kordhin Xukumadda Madaxweyne Siraanyo loo sameeyo oo maalmihii u dambeeyay aad loo hadal hayay. waxa uu sheegay inuu ku rajo wayn yahay in doorashadu wakhtigii loo asteeyay dhacdo islamarkaana aanu arkayn wax asbaab ah oo dib u…

        Read More

          Agaasimaha Golaha Atlantica Xaruntiisa Africa oo soo Jeediyay In Somalia lagala Noqdo Aqoonsigii Caalamiga ahaa

          Nairobi 01.March 2014 (SDN)- Qoraal lagu daabacay Blog uu leeyahay Agaasimaha Golaha Atlantica Xaruntiisa Africa oo ah Gole ay ku bahoobeen Midawga Yurub iyo Waqooyiga America (United States iyo Canada), oo lagu baahiyo Arrimaha siyaasadda bulshada, ayaa lagu baahiyey faallo sheegaysa in Agaasimaha golahaas oo la yidhaa Peter pham soo jeediyey in dawladda Maraykanku ka…

          Read More

            “Godane wuxuu caado ka dhigtay inuu laayo dadka waxgaradka u ah Bulshada oo uu indhaha ka tuuro” Ururka Xisbul Islaam

            Muqdisho 01.March 2014 (SDN)- Ururkii Xisbul Islaam ee horay ugu biiray Al-shabaab ayaa manta  eedeyn u jeediyay Hogaamiyaha Kooxdaas Axmed Godane, iyagoo ku eedeeyay in uu mas’uul ka yahay dilalka ka dhaca Koonfurta Somalia. Mas’uul u haday Ururkan ayaa sheegay in Godane uu bixiyo amarada lagu dilayo dadka Waxgaradka ah ee ku nool Koonfurta Somalia,…

            Read More

              Real power sharing agreement generate win-win situation

              The weekly issues or daily noticed from Somaliland media which is categorized as valuable news item influences me writing about the same. The converse about Awdalis with regard absences of equal representation in government higher influential ministries is very popular and that influence me writing about the issue. Although the current government accomplished successive achievements for the major…

              Read More

                Lafoole Commissioner Criticizes Government’s Soldiers

                The commissioner of Lafoole in Lower Shabelle who spoke to Radio Shabelle in Mogadishu declared that Lafoole has difficulties with soldiers from the Somali government who have illegal checkpoints in the area. The commissioner reported that the citizens and drives working from Mogadishu to Afgooye face complications and urged the heads of state like the…

                Read More

                  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Halka ay Marinayaan Soo qabashadii Gacan ku dhiiglihii Khaarajiyay Taliyihii Booliska Xaaji Saalax Qurbejoog.com ka DAAWO

                  Burco 01.March 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Magaalada Burco kulan kula yeeshay Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmada Xaaji Saalax . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Markii danbe la Hadlay Warbaahinta ayaa ka Waramay halka ay Marinayaan Soo Qabashadii Gacan ku Dhiiglihii Degmada Xaaji Saalax ku dilay Taliyihii Saldhiga…

                  Read More

                    Ciidamo Itoobiyaan ah oo saldhigyo ka sameysanaya Dhuusamarreeb -Sawirro

                    Dhuusa Mareeb 01.March 2014 (SDN)- Cutubyo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxayna rabaan inay saldhigyo ka sameystaan magaalada. Saraakiisha ciidanka Itoobiya ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada Dhuusamarreeb, saraakiisha Ahlu Sunna iyo kuwa ciidanka dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha degmada…

                    Read More

                      Mohamed Osman Fadal Xoghayaha arimaha Dibada xisbiga wadani oo si heer sare logu soo dhaweyey London

                      London 1Mar14(SDN) Xoghayaha Arimaha Dibada ee xisbiga Wadani Dr Maxamed Cusmaan Fadal aya waxa si heer sare logu soo dhawayey garoonka caalamiga ee Heathrow Airport soo dhawayntan oo ka soo qayb galeen tageerayasha xisbiga wadani laamahiisa uk uu hor kacayo guudomiyaha uk Axmed Nahi iyo gudoomiyaha 3xaadm cabdi cali muuse daakir iyo tageerayaal tiro badan  ,…

                      Read More

                        Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada oo Sharaxaad ka Bixiyay Safar uu Burco ku Joogay Ka Daawo Qurbejoog.com

                        Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay Socdaal Shaqo oo uu Mudooyinkii u danbeeyay ku Joogay Magaalada Burco . Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyadu Waxa uu Sheegay in Magaalada Burco ay ka Taagnayd Xaalad Horseeday in dhallinyaradii Magaaladaasi ay u kala Saftaan Nidaam Qabyaaladeed….

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Wakiilka Foa ee Somaliland iyo Somalia Ka Daawo QURBEJOOG.COM

                          Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’ada Cunada iyo Beeraha ee FOA U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia . Kulankan Waxaa ku Sugnaa Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Qorshaynta Qaranka Waxaanu qaatay Mudo Saacado ah Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

                          Read More

                            Taliye ay Somaliland Dayacday oo Si Mug Leh loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe

                            Garowe 01.March.2014 (SDN)- Taliyihii hore ee ciidanka ilaaladda madaxtooyadda Somaliland Abokor Sulub Dhab-dhable oo saddexdii sanadood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaaladda Gobolka Buuhoodle ayaa galay magaaladda Garoowe, ka dib markii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka cusub ee Puntland ay ka dalbadeen inuu yimaado Garoowe si ay ugu dhiibaan mansab sare oo uu ka…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland oo Walaac ka Muujisay Ayax ku habsaday Deegaamadda Xeebaha ah ee Dalka

                              Hargaysa 01.March. 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole ayaa ka dayriyay isla markaana baaq ka soo saaray in ayixii dhawaan ku habsaday xeebaha Somaliland uu faro-baas ku hayo deegaan daaq-simeedka Salal , Awdal, Saaxil, iyo Sanaag. Sidaana Waxaa lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Maanta Wasiirka Wasaarada Beeraha Prof Faarax Cilmi Geedoole…

                              Read More

                                Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya oo Isku Shaandhayn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada iyo Magacyadooda

                                Jig Jiga 01.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Killalka Shanaad ee dalka Itoobiya, ayaa isku-shaandhaynta sameeyey  Golaha Wasiirrada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan, ka dib makii ay isla caawa Shir isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, shirkaas oo uu guddoominayey Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Sidaa waxa lagu sheegay qoraal dheer oo ka soobaxay caawa…

                                Read More

                                  Halkan Ka Akhri Fikirrada Kala Duwan ee Shacabka Reer Hargeysa Ka Bixiyeen Farriimihii uu Xambaarsanaa Safarkii Shalay ee Siilaanyo

                                  Hargeysa:01-March-2014(SDN)-Saaka Waxa Magaalada Hargeysa Si Weyn Looga Hadal Hayaa Safarkii Kediska ahaa ee uu Shalay Madaxweyne Siilaanyo ku soo Maray Goobo ka  mid ah Caasimadda Hargeysa. Shacabka ayaa Siyaabo kala Duwan u macnaystay Safarkaas Madaxweyne Siilaanyo, iyadoo intooda badani isku Raacsanaayeen inuu Xambaarsanaa Farriimo badan oo uu Dad kala Duwan u Dirayey. Aragtiyaha ay Shacabku…

                                  Read More