Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xildhibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal daawasho wacan

    London 20April14(SDN) Xildhibaan Cabdixakiim Cige Guleed oo ka tarsin xilshibaanada Somalia kana soo jeeda Gobolka Awdal oo sheegay in dhibaato ka jirto gobolka awdal shegay in gobolka Awdal uu khilaaf ka jiro kuna tilmamay in waxa taleex ka dhacay iyo wax wayn ka dhici doono waraysigan oo dhamaystiran daawasho wacan.

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo ayaa Xalay Xafiiskiisa Ku qaabilay Xubno aan Miisan Siyaasadeed lahayn oo dhawaan iska Xaadiriyay Xisbiga Kulmiye

      20,Apr.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul xaakimka Kulmiye…

      Read More

        Garyaqaanada Dalka Kenya oo Ku biiray Canbaaraynta Hawlgaladda ay Ciidamada Amaanku ka wadaan Xaafadda Islii

        20,Apr.2014(SDN/QJ)-Garyaqaanada dalka Kenya,ayaa madaxda dawaladda waxay ku  canbaareeyeen dalabaadda ay dib ugu celinayso dadka Qoxoontiga ah ee haysta Kaadhka Qoxoontinimo Xeryaha Qaxoontiga  ee Dhadhaab iyo Kaakuma ee dalka Kenya. Waxaana ay shegeen in talaabadaasi ay kazoo horjeedo xeerarka Caalamaiga iyo kuwa Gobolkaba.iyaga oo intaas raaciyay in hadii ay sii socdaan dacadiyadda ka dhanka ah dad…

        Read More

          Amarkii Xukuumadda iyo Shirkadaha Isgaadhiinta Oo Iskaashanayaa Albaabada ugu Laabeen Websayt-ka Haatuf Oo Barkuma-taal Noqday

          Hargeysa:20-April-2014(SDN/QJ)-Waxa wali si caadi ah gebi ahaanba Somaliland looga Booqanayaa Shabakadii uu Wargeyska Xayiran ee Haatuf ku lahaa Barta Internet-ka oo ay dhawaan Amar ka yimi xukuumadda ku xannibeen Shirkadaha  isgaadhsiinta ee Somaliland ka hawlgalaa. Tallaabadaas ay shirkaduhu qaadeen markii ugu horraysay taariikhda ayaa barkuma taal noqotay, waxana gebi ahaanba ay tahli kari waayeen inay…

          Read More

            DHEGEYSO:Gabayga Diilintii Cagaarayd”Xirsi dalab halkuu doonayiyo darajo loo dhiibye, Morganyare dilaalbuu noqdoo doonyo soo raraye”

            Ottawa April 20,2014(SDN/QJ)-Abwaan Khadar Keyse ayaa mar kale curiyay gabay isugu jira jawaab iyo ka waranka wacdiga dalka oo la yidhaahdo Diilintii Cagaareyd. Abwaanka ayaa na soo gaar-siiyay Gabayga oo qoraal iyo maqalba ah ee ka bogta. [peckplayer id=”1″ sound=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/diilintii.mp3]   Diilintii Cagaarayd   Dhaaxaan dulqaad muujiyoon daahay hadalkiiye Dhaaxaan waxbadan daa lahaa doodna aan…

            Read More

              Kooxda Alshabaab Oo Sheegtay Inay Qudha Ka Jareen Taliye-ku-xigeenkii Labaad ee Ciidanka Djibouti u Joogay Hiiraan

              Buulo-burde:20-April-2014(SDN/QJ)-Dagaal Qadhaadh oo Maalintii shalay Dhex maray Ciidamada Huwanta ah iyo Kooxaha Al-shabaab ayaa waxa Haatan Guulo ka Sheeganaya Kooxda Al-shabaab. Afhayeenka dhanka dagaalada iyo dilalka ururka Al-Shabaab C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay Buulo Burde ay ku dilleen sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Jabuuti. Abuu Muscab ayaa sheegay in…

              Read More

                Hay’adda UNHCR Oo Markale Walaac Ka Muujisay Naxariis Darrada Kenya Ku Hayso Somalida Nairobi Deggen

                Muqdisho:20-April-2014 (SDN/QJ)-Tallaabooyinka Qalafsan ee Kenya ku Hayso Somalida Deggen dalkeeda, ayaa waxa mar kale ka Hadlay Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Warbixinta ayaa lagu sheegay in hay’adda UNHCR ay ku guuleystay inay dib u sii deyso dadka Soomaalida ah ee haysatay kaadhka aqoonsiga ee Qaxootiga, kuwaasi oo xabsi ahaan loogu xidhay garoonka…

                Read More

                  Dhaqdhaqaaqyo Militari Oo Puntland Ka Waddo Deegaanada Sool, Masuuliyiin Guubaabo ula Yimi Ciidanka iyo Somaliland Oo Aan Tallaabo Qaadin wali

                  Garowe:20-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada Puntland eek u sugan Deegaanada ku Teedsan Xuduudda Somaliland ayaa Halkaas ka wada dhaq-dhaqaaqyo iyo diyaar garow  dagaal oo ka dhan ah Ciidanka Qaranka Somaliland ee Halkaasi ku sugan. Sida ay sheegayaan wararka deegaankaas ka imanaya waxa Ciidanka  Puntland ee Halkaas ku sugani ay farriimo ka helayaan Madaxdooda iyo masuuliyiintooda, kuwaa oo ku dhiirrigelinaya…

                  Read More

                    Maalgeliyihii Ururro Argagixiso OO Al-shabaab Ka Mid Tahay Oo Xilkii Laga Qaaday

                    Riyadh:20-April-2014 (SDN/QJ)-Sida ay baahiyeen Warbaahinta Reer Galbeedku, waxa muddo laga Joogo toban cisho shaqadii uu hayey laga Ruqseeyey masuulkii ugu sarreeyey sirdoonka dalka Sucuudiga Bandar Bin Sultan. Bandar Bin Sultan waxaa lagu tilmaami jiray inuu ahaa Ninka Aas’aasay Ururka Al-Qaacida Qeybta Yaman, Al Shabaabta Soomaaliya iyo Argagixiso farabadan sida “Free Syrian Army” oo lo Asaasay…

                    Read More

                    Chalsea oo Wadnaha Farta Ku Haysa Markii Sunderland 2-1 Ku Khaarijisey.(By Jaahuur)

                    London- 19-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula kacaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo horyaalkii (Premier League) aan la garaneynin meesha uu u jihaysandoono. Saaxiibayaal horyaalka Iingiriiska ayaa si habsami ah u socda,walow aay naadiyada Liver pool,Chalsea iyo Man City aay qooorta iskula jiraan oo aan la sadaalin karin kooxdii ku guuleysan lahayd. Haddaba ciyaar…

                    Read More

                      Somali President: “Saudi Arabia has been a constant friend to Somalia throughout the years of trouble”

                      His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new Ambassador from the Kingdom of Saudi Arabia to Somalia and said, “Saudi Arabia has been a constant friend to Somalia throughout the years of trouble.” His Excellency Garam Bin Said Bin Garam Almulhan presented his credentials to the President in Villa Somalia, Mogadishu. Accompanied by…

                      Read More

                        Rw. Cabdiweli “Safarkii Kismaayo Wuxuu qayb ka ahaa qorshaha Xukuumadda ee Dib-u-heshiisiinta Dalka”

                        Muqdisho, April 19.2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar shaqo oo 8 cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey xubno ka…

                        Read More

                          “Anigu Waxaan ahay Khaatumada Somaliland,Dhul bahantana Wuu kala tagay” Xildhibaan Indho Indho {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Sheegay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud uu Jebiyay Qodobadii lagu heshiiyay ee Shirkii Turkiga isla markaana uu diyaarad u soo diray Deegaan ka tirsan Somaliland. Xildhibaan Indho Indho Waxa uu Sheegay inuu Isagu yahay Khaatumada Somaliland halka…

                          Read More

                            “Cali Maxamed Waran Cade Aniga Madaxdaydii Ayuu Ahaa Imagarayshanka Aniga Ayaa Ka Badalay Laakiin Imika Siyaasi Ayuu Noqday “ General Gaafow Daawo

                            Muqdisho 19.April 2014 (SDN)- Madaxa Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Somaliya General Cabdilaahi Gaafow Ayaa Waraysi Uu Siiyey Tvga HCTV Maanta  Waxa Uu Kaga Hadlay Arimo Doora. General Gaafow Waxa uu sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade uu u ahaa Madax Waxaanu Xusay inuu isagu ka bedelay Laanta Socdaalka ….

                            Read More

                              “Inaan wada-hadal la galo maamulka la yiraahdo Jubba iska daaye, marna ma aqoonsan doonno, waxaan la geli doonaa dagaal,” Bare Hiiraale

                              Kismaayo 19.April 2014 (SDN)- Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale),ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaan(Axmed madoobe)waxaanu nasiib darro ku tilmaamay booqashadii uu Raysal-wasaaraha Soomaaliya ku tegay Muqdisho. Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu ku sheegay Col. Hiiraale in magaalada Kismaayo uu ka jiro xasuuq, isla markaana dadka…

                              Read More