Shan Wariye Oo Somaliland Ku Xidhay Laascaanood iyo Sababta Xadhigooda Keentay

    Lascanod:21-April-2014(SDN/QJ)-Wariyayaal ku sugan Magaalada Lascanod oo La Hadlay Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in halkaa lagu xidhay shan wariye Maalintii shalay. Shanta wariye ee la xidhay ayaa la sheegay in qaarkood wakiillo u ahaayeen warbaahinta ka Hawlgasha Somalia oo waliba Muuqaal ah, halka labada kalena ay ahaayeen wariyayaal madax bannaan oo mihnaddaas ku…

    Read More

      Barnaamij xiiso badan oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk dawasho wacan

      London21April14 (SDN)Baraamij xiiso badan  oo kulmiyey wariyaal caana oo ka hawlgala telefeshenada afka Somaliaga ee ka hawl gala wadankan Uk  wariye Duraan iyo Socoto , Amina muuse wahileye iyo  Deeqa Qulumbe barimjkanWadaniga ee ay daadihiso  wariye  Shukri oo ka hawlgasha somalichenel oo dhawaan soo gadhay wadankan uk ay fikradeeda ledahay oo wariyaashi iyaga si toosa…

      Read More

        “Xisbiga Kulmiye Waa Xisbi Dimuqraadi Ah ,Xasan Gaafaadhina Xaq Ayaa Uu U Leeyahay Inuu Isku Soo Sharaxo” Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

        Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Ka Hadlay Xiliga Uu Qabsoomi Doono Shirweynaha Xisbiga Kulmiye. Waxa Kale Oo Abuukar Xaamud Jibriil Uu Ka Hadlay Musharaxnimada Guddoomiye Ku Xiggeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Uu Isku Soo Sharaxay Xasan Gaafaadhi Oo Ahaa Guddoomiyihii Ururkii Doorashada Ku Hadhay Ee…

        Read More

          Denmark, Norway resist calls to ban circumcision

          Resisting calls to ban the non-medical circumcision of boys, the governments of Norway and Denmark have taken steps to preserve the practice’s legal status.   Norway’s health ministry has submitted a bill that proposes placing some limitations and fees on ritual circumcision but not banning it outright, while Denmark’s health board issued guidelines stating that…

          Read More

            President Hadi receives Djiboutian Information Minister

            SANA’A (Saba)- President Abdu Rabbu Mansour Hadi received on Sunday in his office at the Presidential Palace a delegation of Djibouti led by the Minister of Information, Ali Hassan Bahdon. Hadi during the meeting indicated to the depth of strong relations between Yemen and Djibouti at various fields, praising highly the level of the two…

            Read More

              Somali President: “The culture of lawlessness that has plagued Somalia for the last 23 years is coming to an end.”

              Mogadishu, 20 April 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today attended the opening of the National Security Conference in Mogadishu. Attendees included representatives of all segments of Somali society along with experts from the security apparatus and the international community. The conference aims to achieve successful engagement…

              Read More

                Madaxwey​ne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanay​aa.”

                Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo…

                Read More

                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarAxad20a.mp3″] Hargaysa SDN….

                  Read More

                    “Labadii Jariiradood ee Haatuf iyo Hubaal ba way xidhan yihiin, waxay ku xidhan yihiin Sharci daro” Maxamed Xaashi {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga, , ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka. Waxay cabaareeyeen Xadhiga Xukumaddu kula kacdo Xarumaha warbaahinta iyo weriyeyaasha. Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ku hadlayay Afka Madasha wadatashiga…

                    Read More

                      “Waxaanu Shacabka iyo Saxaafaddaba u sheegaynaa in Sharcigii iyo Dastuurkii waddanka ay Xukumaddani ku tumatay” C.rashiid Riyo Raac {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Cabdirashiid Riyo-raac oo isna ku hadlayay Afka Xisbiga Waddani ayaa Maanta  Cambaareeyay Cabudhinta Saxaafadda Mas’uulkan u Hadlay Xisbiga Waddani waxa uu Sheegay in Sharcigii Waddanka ay Xukuumadu ku Tumatay Isla markaana ay Subax kasta Jebinayso Qodob distoori ah . Cabdi rashiid Riyo Raac Waxa uu Sheegay in qofka Bini’aadanka ahi u…

                      Read More

                        Somaliland oo u quus goysay kooxaha Nabad diidka ah Digniin kama danbays ahna u dirtay kooxo ay ku tilmaantay qaswadayaal

                        20,Apr.2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ,ayaa soo saartay digniin ay uga digayso Kooxo ay ku shegaty iany Nabad diid yihiin oo dalka Qas iyo Qalalaase ay ku la dhex jiraan dadka  iyo dalka Somaliland. waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda  Arimaha Dibadda uuu u dhignaa sida tan ” Qoddobka 10aad ee Dastuurka Somaliland wuxuu qeexayaa in ay Somaliland…

                        Read More

                          Cali Khaliif Galaydh oo ka degay Taleex iyo Xaaladda oo Kacsan,kadib markii la sheegay inay Magaaladda ku waajahan yihiin Ciidamo si Xoog ah u Hubaysan oo ka Socda Milatariga Somaliland

                          20,Apr.2014(SDN/QJ)-wararka soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews,ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise oo ka mid ah kooxo Qas ka wada magaaladda Taleex ee Somaliland. Sida wararka Hordhaca ah ee ka soo baxaya kooxdani ay sheegayaan waxay ka soo kicitimeen magaaladda…

                          Read More

                            Jeelka Hargeya: Xubno ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xabsiga Oo Lagu Tuhmay inay Hubeeyeen Maxaabiista, Shir Haatan Socda iyo Saraakiil Xadhig Loo Diyaariyey

                            Hargeysa:20-April-2014(SDN)-Waxa warar dheeraad ah laga Helayaa dhacdadii Maanta gelinkii dambe ka dhacday Jeelka weyn ee Hargeysa oo ay maxaabiisi rasaas la dhaceen ciidankii Halkaas ilaalinayey. Sida uu wasiirka wasaaradda Caddaalada Somaliland Xuseen  Cabdi Ducaale u sheegay Idaacadda BBC-da, waxa dhintay Hal askari, halka uu midkalena dhaawacmay. Ciidankan dhibaatadu gaadhay, ayaa la sheegayaa inay rasaas Nool…

                            Read More

                              Amisom oo Beenisay in Shalay Magaaladda Buulo-burte lagaga Dilay Sarkaal Sare

                              20,Apr.2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM ayaa beeniyay war ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ahaa dagaal shalay ka dhacay degmada Buulo Burde ay ku dileen Taliye kuxigeenkii Ciidamada. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka hadlayay dagaalkii shalay ayaa sheegay in Ciidamada Jabuuti ka dileen Taliye kuxigeenkii ciidamada…

                              Read More

                                Maxbuus Rasaaseeyay Ciidanka Jeelka Weyn ee Hargaysa iyo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh oo ka dhashay

                                Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena waa dhaawac ka dib markii Nin ka tirsan Maxaabiis Budhac badeedah oo ku xidhan Jeelka Weyn ee Hargeysa uu Tacshiirad ku furay Askarta Duhurnimadii maanta. Dhawr Maxbuuska ayaa Wararku Sheegayaan inay la soo baxeen Baastoolado ay ku dhex haysteen Gudaha Xabsiga oo aan la…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Qasrigiisa ku Casuumay Xubno Marba Xisbi ku Biira

                                  Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yeeshay Masuuliyiintii ka soo diga rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kuna soo biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye. Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay Xubnahaasi ayaa ahaa mid la xidhiidha soo dhawayntii iyo ku biiritaankii Xisbul…

                                  Read More