Madashii Daahfurka Xarunta Mu’asasada Khayriga ah ee Suldaan Xasan Bare Warsame {DHAGAYSO}
Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Madax kale ayaa maanta ka qayb galay Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire taas oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa. Kulanka lagu Daahfurayay Xaruntan ayaa Waxa ka hadlay Madax ka…
