Yaab: Somalia Oo Ciidamo Nabad Ilaalineed U Diraysa Mid Ka Mid ah Dalalka Afrika Ee Colaaduhu Ka Jiraan
Addis Ababa:18-April-2014 (SDN/QJ)-Sida uu sheegayo War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Hayle Mariam Deseglen, waxa lagu gudo jiraa Qorshe ay shan waddan oo ku jirra urur gobaleedka IGAD ay ciidamo u diri doonaan dalka Koonfurta Sudan oo ay ka taagan tahay xiisad dagaal, kaddib markii dowladda halkaas ka jirta ay…
