Kooxda Khaatumo oo ku Tuntuunsatay Taleex iyo Jiidaheeda inaan la haysan iyo Talaabooyin kale oo Somaliland qaaday
Taleex 17.April 2014 (SDN)- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo State Mr Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel oo u Waramayay Warbaahinta Punt land ayaa ku Goodiyay inaanay Degmada Taleex iyo Nawaaxigeedu Noqon doonin Goob ay Somaliland Haysashadeeda Mahadiso,Isagoo Sheegay in Taleex ay tahay Hoygii Gumaysi la dirirka ee Daraawiish. Waxa uu Hogaamiye Indho Sheel uu Xusay inay Wadaan…
