UN-led troops to travel to Somalia

    KAMPALA, Uganda — About 400 Ugandan troops will be deployed to Somalia under a new United Nations guard unit charged with protecting UN staff and installations in the violence-prone Somali capital, Ugandan military officials said. Dressed in the UN’s blue helmets and Ugandan military fatigues they will wear while on duty in Mogadishu, the troops…

    Read More

      Fadeexado Musuqmaasuq iyo Maamul-xumo oo Dul Hoganaya Hawl galka Nabad Ilaalinta ee Somalia

      16,Apr.2014(SDN/QJ)- Wargeysa The New Vision ee kasoo baxa Dalka Uganda ayaa soo bandhigay fadeexad la xidhiidha in Ciidamada AMISOM ee jooga Magaalada Muqdisho ,ay tababar ciidan siiyeen Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab.   Saraakiil katirsan Ciidamada AMISOM ayaa loo haystaa in dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo gaadhaya ilaa 10-xubnood ay tababar ku siiyeen Xerada Jaziira ee Duleedka…

      Read More

        Dawladda Britain oo markii ugu Horaysay Si Rasmi ah uga hadashay Aragtideeda Aqoonsigii Golaha Deegaanka ee Magaaladda Sheffield

        16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka u qaaabilsan Afrika Dawladda Britain Mark Simmonds,ayaa markii ugu horeeyay ka hadalay Aragdida Xukuumadiisa ee ku aadan Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffied u fidiyeen Somaliland,waxaana uu Simmonds uu sheegay in aanay taasi ka turjumayn Ictiraaf ay siisay Dawladiisu Somaliland. Waxaana uu sheegay mar uu ka hadlayay xidhiidhka Somaliland Britain inuu yahay xidhiidh soo…

        Read More

          Ruushka oo Qabsaday laba Magaalo oo ku Yaala Bariga Ukraine

            16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamo xoogan oo si aad u hubaysan kana socda wadanka Ruushanka,ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen laba magaalo oo ku yaala bariga Dalka Ukraine.dadka Deegaanka ayaa u sheegay Wakaaladda wararka ee Faransiiska inay arkayeen Ciidamo xoogan oo si aad ah u Hubaysan oo wata Baabuurta Gaashaaman,isla markaana ya saran yihiin boqolaal ciidan ah…

          Read More

            Taleex:Milatariga Somaliland oo ka Baxay

            16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalaladda Taleex ee Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidamadii ka tirsanaa milatariga Somaliland ee shalay Magaaladaasi la wareegay haatan gabi ahaanba ka baxeen magaaladda. Ilaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee keentay Ka bixitaankan.laakin siday Shabakadda Somalidiasporanews.com warar ay heshay sheegayaan arintan ayaa ka danbaysay ka dib shirar kal duwan oo dhexmaray…

            Read More

              Nikolas Kay oo ku baaqay in la dajiyo Xiisad uu sheegay inay u dhaxayso Somaliland iyo Puntland

              16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ergayga gaar ka ah ee u qaabilsan Qaramadda Niklos Key,ayaa waxa ugu baaqay Somaliland iyo Maamul goboleedka Somaliyeed ee Putland inay ilaaliyaan Xasiloonida iyo in la dajiyo Xiisad uu sheeay inay haatn ka oogantahay Magaaladda Taleex ee Gobolka Sool oo ay shalay Milatariga Somaliland la wareegeen. War qoraal ah oo Ergaygu ka soo saaray Xafiiskiisa…

              Read More

                Ogeysiis..​.Gudoomiye Cabdiraxma​an Ciro iyo waftigii uu hogaaminaa​yey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaalila​nd iyo tageerayaa​sha xisbiga Waddani ee UK..London​

                Ogeysiis…Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo Sabtida 19.4.14 London kula kulmi doona Jaaliyadda reer Soomaaliland iyo tageerayaasha xisbiga Waddani ee UK..London   Waxa la Ogeysiinayaa dhamaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan UK Gaar ahaan London in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliland ahna G Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro).  iyo Weftiga…

                Read More

                Ergayga Qaramaada Midoobay oo ka hadlay xaalada degmedda Taleex

                Nairobi April 16,2014(SDN/QJ)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex. “Waxaan ku baaqayaa in la muujiyo  dheganaansho,xaaladda laguma xalin karo hab ciidan, dhamaan dhinacyada…

                Read More

                  DAAWO: labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield oo daadifeeyay hadalkii wasiirka Macdanta

                  Sheffield April 16,2014(SDN/QJ)-Waxan mudanayaal halkan idiinku soo gudbiyey warsaxaafadeed ay qabteen gudidii qabanqaabada ictiraaf raadinta somaliland ee ka dhaxday magaalada Sheffield todobaadkii ina soo dhaafay. Warsaxaafadeedkan oo ay ka soo qeybgaleen labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield mudane Adan Sawaaxili. kulankan oo lagu dadafeenayay, ka…

                  Read More

                    The Victims of Hatuf newspaper are unanimously Supporting the closure of the tabloid

                    Ever since the chief editor of Haatuf news network has established his dishonorable magazine (Haatuf) Mr. Goobe was engaged spoiling the images of Somali land great personalities outside the circles of his inner. In reality,  There is a brotherhood and friendly relationship between all Somali land clans from north to south and from west to east. However, Mr. Goobe is focused to discriminate between clans against each…

                    Read More

                      Somalia: Return of the Quirky Somali Diasporans

                      For the best part of the last three years I’ve been visiting, working and living in the Somali capital, Mogadishu. During that time a lot has changed. Security has improved thanks to al-Shabab retreating from the city. Mogadishu feels like it is finally being resuscitated from the bloody two-decade long civil war-induced coma. Residents are…

                      Read More

                        Amin Camir oo sawir qosol badan ka sameeyay sida doorka siyaasada madaxweyne Siilaanyo

                        Hargeysa April 16,2014(SDN/QJ)-Farshaxanka weyn ee Amin Camir ayaa sawir gacmeed ku muujiyay doorka qoyskaa madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ee siyaasada dalka iyo isbedelka siyasadeed ee ay damacsan yihiin. Doorka ay siyaasada Somaliland ku leeyihiin jaangoynta siyaasadaha lagu hago Somaliland oo u muuqda mid baal marsan dastuurka dalka ayaa ahaa hadal heynta u badan intii Axmed…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti oo lagu wado in uu la kulmo Madaxweyne Barack Obama

                          Jabuuti April 16,2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa lagu wadaa in uu dhawaan kulan foll ka fool  la yeesho madaxweynaha Mareykanka Barac Obama sida ay daaabacday Barta Internetka ee AFP. Aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka    ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu la kulmi doono madaxweynaha  Mareykanka bisha May 5teeda. “Madaxweynuhu waxa uu…

                          Read More

                            Afhayeenka Barlamaanka Somalia oo warbixiyay Safarkiisa Talyaaniga

                            16,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Shacabka ee Somalia Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa ka xog-waramay kulano uu la qaatay Saraakiil Sare oo ka tirsan Dawladda Talyaaniga.waxa uu Gudoomiyuhu sheegay inuu la kulmay madax kala Duwan oo ay ka mid ahayd Gabadha Gudoomiyaha ka ah Aqalka Hoose Baarlamaanka Talyaaniga.waxaana uu xusay inay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa Xidhiidhka…

                            Read More

                              Mid ka mid ah Saraakiisha Hoggaamiya Dagaalka Lagula jira Budhcad-badeedda Somalida Oo La La’yahay

                              Yemen:16-April-2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Dalka Korea Waqooyi ayaa sheegaya in Sarkaaal sare oo ka Tirsan Ciidmada  dagaalka kula jira Budhcad-badeedda Xeebaha Somalia lagu La  yahay Halkaas. Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inuu wehelinayay howlgal lagula dagaalamayo koox weerartay markab marayay meelo ka baxsan biyaha Soomaaliya, kaasi oo badda lagu waayay  Salaasadii ina Dhaaftay. Taliyaha…

                              Read More

                                Firxadka Maleeshiyaadkii Ka Soo Yaacay Taleex Oo Dhaqdhaqaaq Ciidanka Ka Abaabulaya Deegaanka Buuhoodle

                                Buuhoodle:16-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada ka soo Firxaday Deegaanka Taleex ee maamulka  Kooxda Khaatumo, ayaa Haatan isku urursanaya Deegaanka Buuhoodle, iyagoo diyaar u ah inay Weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland oo Jiidahaas Jooga. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Goobjoogayaal u xaqiijiyeen Waxa Goobaha Miyiga ah ee dhinaca Galbeed kaga Beegaan Magaalada Buuhoodle lagu Arkay Ciidamo Hubaysan oo ka…

                                Read More