Real Madrid Ayaa Final u soo Baxdey Markii Aay 4-0 Ku Marxabeysiisey Bayern Munich DAAWO (Champion League 2014)By Jaahuur

Germany-29 April-20-14(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga jarmalka oo Bayern Munich iyo Real Madrid foodda isla galeen,ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka Yurub ahaydna lugtii labaad. Sida eynu wada ogsoonahay todobaadkii hore lugtii hore waxa lagu wada ciyaarey Reai Madrid oo ku badisey 1-0. Haddaba ciyaartan oo la wada sugayey kana soo…

Read More

    Maxkamada Gobolka Hargaysa oo La Filayo inay Beri ku dhawaaqdo Xukunka Dilkii Foosha Xumaa ee Marxuumad Ruqiya Siciid

    Hargaysa 29.April 2014 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Marodijeex Hargeysa,ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo Xukunka iyo go,aanka ay ka gaadhay eedaysanayaadha dilkii loo geystay Allaah ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo 24 bishii  labaad lagu dilay guri yaalla magaalada Hargeysa oo meydkeeda laga  laga soo saaray god. Xoghayaha guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland Cibdirisaaq…

    Read More

      Somali President: “I thank our Emirati brothers for their generous donation to the people of Somali, one that will help us to deliver both security and medical treatment.”

      Mogadishu, 29 April 2014 (SDN/QJ)- His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today visited the sites of two development projects in Mogadishu, funded by the United Arab Emirates. HE the President visited the sites with the UAE’s Ambassador to Somalia, Mohamed Al Osmani along with senior members of the Somali National Army (SNA) and the construction…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 29.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Yuusuf Maxamed ee…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya ” Mashaariicda Dib u dhiska waxey saldhig u yihiin horumarka Dalka.”

          Mogadishu, 29 April 2014 (SDN/QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka Carabta ka hirgelineyso gudaha Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay la socdaan Taliyayaasha Ciiidamadda Meleteriga iyo Nabad-Sugida iyo Safiirka Dowladda Imraadka Carabta u fadhiya…

          Read More

            SHIRWEYNAHII XISBIGA KULMIYE EE WADANKA KA DHACAY WAXA UU AHAA MID WADANKA KU SOO CELIYAY MARXALADDII LA MARAYEY WAKHTIGII AYNU LA SOO NOQONAY XORRIYADDA EE 1991!

            Shirwaynahi xisbiga kulmiye ee wadanka  ka dhacay waxa u ahaa mid wadanka ku so caliyay marxaladi la marayay wakhtigii aynu la soo noqonay gooni isu taaga ee 1991. Marxlad beleysan islamarkana reeraysan marka laga hadlayo xisbi sharci ah oo wadan waxa markiba maskaxdada ku so dhacaysa in eryaga xisbi yahay mid qabyalada iyo reernimada lagaga…

            Read More

              Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia oo Rajo Fiican ka Muujiyay in Somalia ay doorasho ka dhacdo 2016

              Muqdisho 29.April 2014 (SDN)- Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay Soomaaliya ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah marka la gaaro sanadka 2016. Danjiraha oo wareysi siiyay idaacadda Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo bulshada caalamka ay hor taallo howl muhiim ah…

              Read More

                Musharraxa Jagada Madaxweynennimo ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Jamal Cali Xuseen oo edayn u soo jeediyey Xisbiga kulmiye

                London 29April14(SDN) Musharaxa Madaxwayne ee  xisbiga Ucid ayaa waxa uu ku tilmamay shirwaynahi XISBIGA KULMIYE  in LACAG KA BADAN 800,000 (SIDEED BOQOL OO KUN OO DOOLAR) OO HANTIDDII UMMADDA AH AYEEY KU BURBURIYEEN SHIRWEYNAHOODA.” isaga oo ku bilaabay hadalkiisa sii ku bilaabay Dalku Wuu biyo laayahay, lacagtaasi waxay ku habooneyd in mashiino loogu iibiyo cusbitaaladda dalka…

                Read More

                  12 Xubnood oo la Sheegay inay Ka Tirsan Yihiin Alshabaab oo Boosaaso lagu soo bandhigay

                  Boosaaso 29,Apr.2014(SDN/QJ)- Ciidanka Ammaanka magalada Bosaso ayaa xalay gacanta ku dhigay labo iyo toban qof oo looga shakinsan yahay inay ka danbeeyeen qarax fashilmay oo xalay ka dhacay magalada Bosaso. Dadkan qabashadooda ayaa waxay ka danbaysay ka dib markii ciidanku ay isla markiiba magalada ka bilaabeen baaritaan adag waxana la adkeeyay baraha kaantaroolada ee magalada…

                  Read More

                    Kulmiye oo Tartan la’aan Mar kale Dib u doortay Hogaankoodii hore inuu Xilka Sii hayo Shanta Sanno ee soo socda

                    Hargaysa 29.April 2014 (SDN/QJ)-Wararka Shabakada Qurbejoog Hadda Ka Soo Gaadhaya Goobta Uu Ka Socdo Shirweynaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Oo Ah Huteelka Maasoor Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Sheegaya In Laba Musharax Oo Isu Taagay Jagooyinka Guddoomiye Ku Xiggeenka Labaad Iyo Xoghayada Guud Ee Xisbiga Kulmiye Ay Ka Tanaasuleen Jagooyinkaasi Dr Maxamed Axmed Cabdi…

                    Read More

                      Addis ababa oo uu ka furmay Shir lagaga hadlayo Amaanka Xeebaha Afrika

                      29,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka inaya Magaaladda Adisabab ee dalka Ethopia,ayaa sheegaya in Wasiirada Kaluumaysiga ee wadammada Afrika ay kulan ku leehiyihiin  magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasi oo looga hadlayo horumarka laga sameeyay joojinta kaluumaysiga sharci darrada ah ee lagu hayo badaha qaarada Afrika.waxa kale oo la sheegayaa in lagaga wada hadli doono sidii si wada-jir…

                      Read More

                        “ Anigu Meel qudha kama soo jeedo’e Nin samaroon ahna waan ahay nin Isaaq ahna waan Ahay Hooyadayna ma Dafiro, ma ihi Rasuulkii ilaahay u soo Dejiyey Samaroon,”Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

                        Helisenki:April,29,2014 (SDN/QJ)-Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahanada Somaliland u dhashay balse hore u aaminsanaa Mabda’a Somaliweyn ayaa sheegay inuu waligiiba Maanka ku hayey sidii looga shaqayn lahaa wada jirka iyo isku duubnida shacabka ku dhaqan Somaliland. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka qaybgelayey Shirkii Guud ee Jaaliyahada Yurub ee Somaliland ka soo jeedaa…

                        Read More

                          Kulan looga arinsaday horumarinta cisbitaalka sallaxley‏ oo Hargeysa lagu qabtay

                          Hargeysa April 29,2014(SDN/QJ)-Kulan Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Urur weynaha GAAROODI ayaa ka qabsoomey Star Hotel 25 April 2014, Kulankan oo ujeedadiisu aheyd dardar galinta hawlaha Dhakhtarka hooyadda iyo dhalaanka sallaxley ayaa waxaa ka soo qeyb galey marti sharaf kala duwan oo isugu jirtey madax, aqoonyahan , haween dhalinyaro iyo dhakhaatiir. Ugu horeyna waxaa…

                          Read More

                            DAAWO:Soo dhaweyntii Jamaal Cali Xuseen ee Jaaliyada Ottawa iyo wacdarihii Dr Maxamuud Taani

                            Ottawa April 29, 2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Ottawa ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay musharaxa xilka madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen oo booqasho ku yimi dalka Canada. Safarka Musharaxa Madaxweyne ee UCID waxa ku weheliyay Afhayeenka Xisbiga ee Woqooyiga Amerika iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ka tirsan. Waxa madashii soo dhaweynta Ottawa…

                            Read More

                              Hargeysa: Xafiisyadii Qaybaha Kala Duwan Ee Dawladda Oo Maalintii Labaad Haawanaya, Masuuliyiintii Oo Shirka Kulmiye Fadhiya iyo Shacabkii Oo Meehanaabaya

                              Hargeysa:April,29,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba waxa Maalintii labaad oo isku xigta Haawanaya oo aanay wax shaqo ahi ka soconin Xafiisyada Waaxaha kala Duwan ee Dawladda Somaliland ku leedahay Magaalada Hargeysa, iyadoo Masuuliyiintii shaqada lahaydna ku  Hawlahoodii u dayaceen Shirweynaha Xisbiga Kulmiye. Hawlwadeenada Qurbejoog.com, ayaa Maalintii labaad Kormeer ay ku sameeyeen Xafiisyo tiro badan oo ay leeyihiin Wasaaradaha kala…

                              Read More

                                More local Somalis head home

                                When the civil war in Somalia broke out more than 20 years ago, Jaylani Hussein and his family were among the first to move to the United States. Hussein has lived in the U.S. since 1993. He speaks English without any hint of an accent, holds two bachelor’s degrees, goes deer hunting in the fall…

                                Read More

                                  Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Hurdada Kama Kaceen Hadaysan Ahayn ‘Shabakadaha Wararka’

                                  Dadkii ka damqadey sida ciidamada GSUda ula dhaqmeen hooyooyinka , gabdhaha iyo caruurta Soomaaliyeed, ayaa waxaa ugu horeeya SHABAKADAHA wararka ee sida gaarka loo leeyahay. Ha ahaadeen kuwa SOOMALILAND, PUNTLAND, ama kuwa Baydhabo, Boosaaso, Gaarisa, Garbahaarey, Hargaysa, Jigjiga, Kismaayo, Marka, Mogadisho iyo Nairobi. Kuwaas oo noqdey isha wararka, iyaga oo kiciyey dadka dareenka wadanimo ama…

                                  Read More

                                    (DHGEYSO) Afhayeenka UCID ee North America Khadar Guun:Kulmiye shir beeleedyadii laga gudbay buu dalka ku celiyay waana qeyru dastuur

                                    Toronto April 29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Khadar Maxamed Jaamac oo Khadar Guun ku magac dheer ayaa nooga waramay arimo ay ka mid yihiin Safar uu dhawaan Canada ku yimi musharaxa xilka madaxweyne ee Md Jamaal Cali Xuseen iyo xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Sida xarig dhawaan loo geystay ardeydii jaamacada Hargeysa,xayiraada Warbaahinta Haatuf…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Yarastay Dhibka Kenya ku Hayso Soomaalida, Xidhiidhka Labada Dalna Difaacay

                                      Muqdisho:April,29,2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay dhibaatada dawlada Kenya ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, isagoo difaacay Xidhiidhka Dawladdiisu la leedahay Kenya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxaafada la hadlay waxyar kadib markii uu shalay galab kasoo laabtay booqasho hal maalin qaadatay…

                                      Read More