“Madashaa lagu Maagayay Shir Beeleed,Maanta Hadii Shir Beeleed dalka ka dhacay Waa kaas Kulmiye ” C.raxmaan C.qaadir {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir Faarax oo hore uga Mid ahaa Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Dhaleeceeyay Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta ka Qabsoomay Huteel Maansoor kaas oo uu ku Macneeyay Shir beeleed . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu u Cuskaday Dhaliishiisa Qaabka loo soo Xulay Ergada oo Beelo ka Yimid,Waxaa…
