Maxa Laga Filayaa Gebo-gebada Maanta ee Shirweynaha Xisbiga Kulmiye?
Hargeysa:April,29,2014(SDN/QJ)-Shirweynaha Saddexad ee Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye, ayaa la filayaa inuu Maanta soo Gebogeboobo, iyadoo la filayo in qodob cadcad laga soo saari doono Gebagebadiisa. Shirweynahan oo Maalintii shalay bilaabay ku talo-galkiisuna ahaa inuu laba Maalmood Socdo, ayaa la filayaa inuu Gelinka Dambe ee Maanta soo Xidhmi doono. Waxa lagu wadaa in Hawlo…
