Turkey strongly condemns attack on its Somalia embassy

    Turkey strongly condemned Friday the attack on its embassy in Somali capital Mogadishu that injured three construction workers. The injured persons from Wednesday night’s attack by unidentified assailants were transported to Turkish capital Ankara by air ambulance Friday. Somali authorities have launched an investigation into the attack, during which rocket launchers were fired at the…

    Read More

      It’s economic sabotage, claim Somalis

      MUSLIM leaders have condemned the ongoing police operation in Eastleigh as an attempt to undermine the Somali business community. At a press conference in Jamia mosque yesterday, Muslim leaders led by Mandera senator Billow Kerrow said the operation is intended “to disenfranchise” the Somali community whose “entrepreneurial acumen is known worldwide’. “This is an economic…

      Read More

        Way Back When: Today In History

        1945 – FDR dies, storms kill 71 President Franklin D. Roosevelt, who was serving his fourth term in office, died of a cerebral hemorrhage while sitting in front of a fireplace in his “little White House” at Warm Springs, Ga. His death was reported on newspaper and radio station news almost simultaneously with an outbreak…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA SOMALIDIASPORANEWS.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Sabti12.mp3″] Hargaysa SDN….

          Read More

            Wefti uu Hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Goor dhawayd gaadhay Kismaayo(SAWIRO)

            Kismaayo 12.April 2014 (SDN)-Raysul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Islaan iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa raysul wasaaraha iyo wafdigiisa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Waxaa…

            Read More

              Madaxweyne Xasan “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab. SAWIRO

              Muqdisho, 12 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta ka qeybgalayey munaasabada Xuska 54 guurada ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa yiri “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab.” Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah ka jeediyey xaflada ayaa yiri “Ugu horreyntii waxaan leeyahay HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO…

              Read More

                Burco: Tooray lagu Dhaawacay Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland iyo Maamulka Gobolkaas oo ka hadlay

                Burco 12.April 2014 (SDN)- Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa maanta agu tooriyeeyay magaalada Burco  iyadoo la sheegay in xildhibaanka uu soo gaadhay dhaawac halis ah oo ay sababtay  toorayda oo meelo kala duwan oo halbowle ah kaga dhacday. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo wax laga Weydiiyay dhaawaca loo geystay…

                Read More

                  Tababar ku Saabsan Maaraynta Hawlaha Xafiisyada oo Boorama ka furmay

                  Boorama 12.April 2014 (SDN)- Tababar ku saabsan habka maaraynta howlaha xafiisyada ayaa magaalada Boorama uga furmay qaar ka tirsan shaqaalaha iyo howlwadeennada dowladda hoose ee degmadaasi. Agaasimaha waaxda tababarrada iyo maamul wanagga ee wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland, Siciid Cabdullaahi Axmed ayaa sheegay in ujeeddada tababarku tahay sidii kor loogu qaadi lahaa tayada iyo…

                  Read More

                    Ra’isal Wasaare C.weli oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

                    Kismaayo 12.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaraha DF Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maanta ku wajahan magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba. Tan iyo shalay Kismaayo waxaa ka socday qaban qaabada soo dhawaynta wafdiga RW Dalka iyadoona lagu wado inuu la shiro madaxda mamulka iyo qaybaha kala duwan ee shacabka Jubba. Ammaanka Kismaayo ayaa si wayn loo adkeeyay…

                    Read More

                      Lix dariiqo oo aad ku xoojin karto xasuustaada Deeqa Cali Saalax.

                      Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo waxyaabaha uu tebayo  ruuxa bani’aadamka ah ee caafimaadka qaba. Halkan waxaanu idiinku haynaa todoba dariiqo oo lagu xoojin karo xusuustaada isla markaana aan maskaxda dib ugu soo celin karto  waxyaabihii iyo…

                      Read More

                        Xisbiga Ucid oo ka Hadlay Dhacdadii Habeenkii Xalay ka dhacday berbera ee dhimashada sababtay,Sheegayna Cidii Mas’uulka ka ahayd

                        Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaradka Ee Ucid Ayaa Maanta Shir Jaraaid Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Hargaysa Waxa Ay Si Adag Uga Hadleen Falkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Berbera Ee Lagu Dilay Gabadhii Shicibka Ahayd Isla Markaana Lagu Dhaawacmay Wiil Uu Dhalay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile. Shir Jaraaid Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ku Qabteen…

                        Read More

                          Korontadda Laga Dhalinayo Dhaamka Renaissance oo Somaliland la soo Gaadhsiinayo

                          Hargaysa 12.April 2014 (SDN)-Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland Janaraal Berhe Tesfaye ayaa sheegay in aanay jirin wax dhaqaale ah oo uu dibadda ka helay dhaamka weyn ee balaayiinka doolar ku kacaya ee  dab dhalinta Itoobiya,  balse  uu adduunkaasi ka imanayo  oo keliya dadka Itoobiya gudo iyo dibadba iyo muwaadiniinta dalal Afrikaan ah. Janaraal Tesfaye waxa uu sheegay in uu…

                          Read More

                            Hobolada Caanka ah ee Ikraan Jaamac oo Maanta Xoriyadeedii dib u heshay Shan Cisho oo Xadhig ah kadib

                            Hargaysa 12.April 2014 (SDN)-Ciidamadda Booliiska ayaa sii daayey Fanaanada Ikraan Jaamac oo ay xidheen iyada iyo Guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska kadib markii ay ka soo laabteen safar ay ku tageen magalaadda Muqdisho. Ka hor sii daynta Fanaanadan waxa Xukuumadda ka dalbaday in la sii daayo Afhayeenka kooxda fanka ee Xidigaha Geeska Maxamed Miyir X. Cigge…

                            Read More

                              Ra’iisal Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Xaaladda Cakiran ee ay ku suganyihiin Somalida laga qabqabanayo Xaafadda Islii iyo Waxa uga meel yaala Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay

                              12,Apr 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay howlgallada ay ciidamada Kenya ku qab-qabanayaan Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, isagoo nasiib-darro ku tilmaamay qab-qabashada ay ciidamada Kenya ku hayaan Soomaalida xaafadda Islii. Wareysi uu ra’iisul wasaaruhu siiyay VOA-da ayuu ku sheegay in arrintan uu si gaar ah…

                              Read More

                                Wasiirka Arrimaha bulshada iyo xildhibaano Booqday Dilla

                                12,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland mudane Maxamuud Axmed Bare Garaad oo ay wehelinayeen xildhibaanada degmada kaga jira golayasha qaarkood ayaa shir balaadhan la qaatay maamulka degmada iyo gudida horumarinta ee Dilla. masuuliyiin ta degmada iyo gudidaasi ayaa uga waramay wasiirka waxqabadka dhanka horumarka ah ee qurbajoogta iyo dadka deegaanku ka qabanayaan magaalada, waxaanay xuseen…

                                Read More

                                  Ciidamada Kenya oo laba cisho ka dib xabsiga ka sii daayay ciyaaryahan Soomaaliyeed oo u ciyaara Koox Kenyan ah

                                  Nairobi April 12,2014(SDN)-Ciidamada dalka Kenya ayaa hawlgaladii ay ku qabqabanayeen Soomaalida Nairobi ku nool ayaa ku qatay ciyaaryahan caalemi ah oo Soomaaliyeed. Ciyaaryahan Sadiiq Cabdiqaadir oo ka mida xulka Qaranka Soomaaliyeed ee da’adoodu ka hooseyso 21 ka sanadood ayay ciidamada Kenya Xabsiga dhigeen mudo laba maalmood. Ciyaaryahan Sadiiq Cabdiqaadir ayaa u ciyaara kooxda heerka kowaad…

                                  Read More

                                    Kenya releases Somali star footballer

                                    NAIROBI – An international Somali football star who plays for a top Kenyan team has been released by Kenyan authorities after being detained for two days following a security swoop conducted in Nairobi’s predominantly-Somali Eastleigh district. “I am happy to be out. I am looking forward to go back to training,” AFC Leopards striker Sadiq…

                                    Read More

                                      Gollaha Degaanka magaalada Miineapolis oo Maalin u Qoodeenyay Soomaalida

                                      Minneapolis April 12,2014(SDN/QJ)-Gollaha degaanaka ee magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa maalin u qoondeeyay Somalida Magaalada ku nool. Qaraarkan oo uu golluhu u codeeyay ayaa waxa soo jeediyay hogaamiyeyaasha  Soomaalida ee magaalada Minneapolis sida uu sheeegay Xildhibaan Cabdi Warsame. Gollaha degaanka ayaa maalinta 1da July u qoondeeyay maalinta Soomaalida Mareykanka. Maalintaa ayaa ku began maalintiii…

                                      Read More