DAMAACINIMADA WAA LAGU HALIGMAA ?

    waxaa jiri jiray nin boqor ah oo doonnay inuu ogaado (baadhana) in wasiirka boqortooyadu DAACAD u yahay , markaasaa maalin maalmaha kamid ah , ayaa waxa uu waydiiyay 🙁 waxan doonayaa inaad ii sheegto DADKA YAA UGU DHAQAN XUN ) , wasiirkii se degdeg ah ayuu ugu jawaabay boqorkii , laakiin boqorkii kumuu qancin jawaabtiisii…

    Read More

      Shabaabka iyo masuuliyadooda Waxa Nairobi ka Socda (FAALLO)

      Nairobi April 13,2014(SDN/QJ)-Waxa maalmihii u danbeeyay magaalada Nairobi khasatan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh  ka socday hawlgalo ay ciidamada Kenya ku ugaarsanayeen Soomaalida magaaladaa degan. Hawlgalada ayaa waxa canbaareeyay ururada bulshooyinka iyo kuwa u dagaalama xuquuqda Aadanaha,sidoo kale waxa digniino dhawr ah arinkan ka soo saaray Qaramada Midoobey hayadeeda qaxootiga u qaabilsan ee…

      Read More

        WAR DEGDEG AH: Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Mudaharaad Ku Kala Xidhay Waddooyin Halbawle ah, Booliska oo Rasaas Nool u Adeegdaday iyo Xaaladda OO Cakiran

        Hargeysa:14:13-April-2014(SDN)-Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayaa Gadood ka Sameeyey Lacago uu ku Kordhiyey Maamulkoodu, waxana ay Saaka u dareereen Mudaharaad Ballaadhan oo ay ku kala Xidheen isu socodkii Magaalada. Cutubyo ka Tirsan Arday Jaamacadda Oo Wata  boodhadh ay ku xardhan yihiin sida ay uga soo Horjeedaan lacago lagu kordhiyey, ayaa u soo dhaqaaqay dhinacaas iyo wasaaradda waxbarashada,…

        Read More

          Xiisadda Bariga Ukraine oo Cakiran iyo Maraykanka oo Hanjabaad diray

          13,Apr.2014(SDN/QJ)-Xaaladda cakiran ee haatan ka taagan dalka Ukraine ayaa waxay kala irdhaysay Xidhiidhkii Diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay wadamadda Ruushaka iyo Reer Galbeedka.waxaanqa soo baxaya hanjabaadyo kala gadisan oo iska soo daba-dhacaya oo mid kastaa uu  dhinaciisa sheegaynayo inuu sharciyadda ku taaganyahay. Taalabdii ugu danbaysay ayaa ahayd ka dib markii Wasiirka Arimaha Dibadda ee Markaynku uu…

          Read More

            Dawlada Soomaaliya ooTaageertay hawlgalada Ciidamada Kenya ku bartilmaansanayaan Soomaalida Nairobi ku nool

            Muqdisho April 13,2014(SDN/QJ)- Dawlada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay taageersan tahay in hawlgalada ciidamada amaanka ee dalka Kenya ka wadaan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh. Safiirka Dawlada Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in dawlada Soomalaiya ay taageereyso hawlgalada Ciidamada Kenya ay wadaan. Safiirku waxa uu intaa raaciyay in…

            Read More

              Hay’adda Xuquuqda Qaxootiga U Doodda ee UNHCR Oo Reer Yurub Ka Dalbatay In Talyaaniga Laga Caawiyo Soo Gelaytiga Xad Ka Sii Baxaya

              Geneva:13-April-2014(SDN)-Hayada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa shalay soo saartay warbixin ay kaga hadleyso  Tirada Qaxootiga sii badanaysa ee Soo Gelaysa Dalka Talyaaniga, kuwaas oo ka imanaya Dalka Libya. Hay’ada ayaa sheegtay in ku dhawaad 6.000 oo qaxooti ah oo badankood ka tagay dalalka Soomaaliya, Syria iyo Eritrea ay soo badbaadiyeen afartii maalmood ee lasoo…

              Read More

                Warar Cusub Oo Ka Soo Kordhay Xaaladda Xildhibaankii Lagu Dhaawacay Magaalada Burco

                Burco:13-April-2014(SDN)-Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo Maalintii shalay ahayd lagu Dhaawacay Toorray Magaalada Burco, ayaa Xaaladiisa Caafimaad lagu sheegay mid ka soo raynaynaysa, waxana lagu  wadaa in Magaalada Hageysa ee Caasimadda Somaliland loo soo gudbin doono. Xaaladda Xildhibaanka, ayaa lagu sheegay mid meel fiican maraysa, waxana qaar ka mid ah Ehelladiisa oo saxaafadda la Hadlay, ay…

                Read More

                  Wasiir Samaale Oo Maanta Lagu Wado inuu Yimaaddo Goobtii uu Siyaasadda Kasoo Fuullay ee Wakiillada iyo Su’aalalaha Diyaarka Loola Yahay

                  Hargeysa:13-April-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa lagu wadaa inuu Maanta Hor yimaaddo Guddida Joogtada ah ee Golaha  Baarlamaanka, si wax looga Weydiiyo arrimaha shaqadiisa. Kulanka ay Kooxda Joogtada ahi la lahaayeen Wasiir Samaale ayaa lagu waday inuu Maalintii shalay Qabsoomo, balse waxa uu u baaqday Cudurdaar ka yimi Dhinaca Wasiirka, kaas oo codsaday…

                  Read More

                    Kooxda Al-shabaab Oo Hub Ka Furatay Ciidamada Ehiopia ee Somalia Ku Sugan

                    Dhuusa-Mareeb:13-April-2014 (SDN)-Madaxa Kooxda Al-shabaab u Qaabilsan gobolka Galgaduud Sheekh Xassan Yacquub Cali, ayaa  sheegay in Hubka Ciidamada AMISOM ee Somalia ku sugani uu si Tartiib-tariib ah ugu wareegayo Gamcaha uruka Al-shabaab. Waxa uu shaaca ka qaaday in hubka Golaha Amaanka ay ku soo qalabeeyeen Ciidamada Ethiopia uu ku dhamaanayo gacanta dagaalyahanada Al-shabaab, isagoo balan qaaday…

                    Read More

                      Maxay Shacabka Reer Hargeysa Ku Macneeyeen Kasoo Bixitaankii Madaxweyne Siilaanyo Ee Xarunta Madaxtooyada Xalay?

                      Hargeysa:13-April-2014(SDN)-Bixitaankii Kediska ahaa ee uu xalay madaxweyne Siilaanyo ku soo maray Goobo kooban oo Caasimadda ka mid ah, ayey shacabku siyaabo kala duwan uga faalloodeen isla xalay-ba. Goobaha lagu shaaheeyo ee Bulshadu iskugu timaaddo,  ayaa habeenkii xalay si weyn looga hadal hayey Booqashada gaaban ee Madaxweyne Siilaanyo qasrigiisa dibadda ugu baxay, waxana lagu sheegay socod…

                      Read More

                        Kismayo: Nuxurka Qoddobada lagu Wado In Maanta Lagaga Wada Hadlo Kulan DFS iyo Maamulka Jubba Yeelan Doonaan Oo Ethiopia Dhexdhexaadinayso

                        Kismayo:13-April-2014(SDN)-Dhegaha iyo Indhaha Shacabka Reer Kismayo, ayaa ku Foorara, waxyaabaha ay Ka Wada Hadli Doonaan Ra’isal Wasaare Cabdiweli oo Haatan Halkaas Ku Sugan iyo madaxda maamulka Jubba land. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka Helayno magaalada Kismayo waxa Bilaabmay wada hadalkii u dhexeeyey labada dhinac, iyadoo dawaldda Ethiopia-na ay dhexdhexaadiyo ka tahay Gorfaynta labada dhinaca…

                        Read More

                          Xildhibaan Qabile Waa Xalaal Cun oo marna Khasab kuma balweyn-ka​ro

                          Waxaa ceeb iyo fadeexad qaawan ku ah  xukuumada Siilaanyo in ay ku  fashilantey dhacdadii labaad ee lagu wanjalaayey Xildhibaan Mohamed  Faarax Qabile. Waxaa ummada Maanta u-cadaatey in duufaanada, shirqoolada,wanjalaada,khilaafyada iyo dabin isu maleega ka dhacay magaalada Berbera iyo guud ahaan JSL uu ka soo burqanaayo xubno idman oo ka mid ah hawlwadeenada xukuumada Siilaanyo ay u-xanbaarisey xilalka…

                          Read More

                          Yaa u Kala Dabqaadaya Real Madrid,Bayern Munich,Atletico Madrid,Iyo Chalsea.(Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

                          Champion League-April-12-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalkii Yurub (Champion League) oo la iskugu soo uruurey (Semi Finals) \ Haddaba haddii aan idiin bidhaamiyo afarta kooxood ee Semi Final-ka isku duban doona waa Real Madrid,Bayren Munich,Atletico Madrid iyo Chalsea. Saaxiibayaal ciyaarta  xiisaha badan ee isha lagu hayaa waata dhexmari doonta Bayern Munich iyo Real…

                          Read More

                            Xukuumadda Somaliland oo raaligelisay dawladda Itoobiya iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo u dhoofay Addis Ababa, maxay tahay sababtu?

                            Hargeysa April 12, 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay Itoobiya ka raaligelisay baadhitaan dhowaan lagu sameeyay saraakiil Itoobiyaan ah, kuwaasoo dhowaan lagu qabtay degmada Gabiley, isla markaana sida la sheegay saraakiil Bilayska ka tirsan iyo hawlwadeeno ka tirsan maamulka magaalada Gabilay ay baadhitaan ku sameeyeen xubnahaa Itoobiyaanka ah, xilli ay u sii jeedeen dhinaca…

                            Read More

                              Qiimaynta Dastuurka Kulmiye: Qaab-qoraalka qumman iyo qaab-dhaqmeedka qalloocan

                              Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 9aad Qiimaynta Dastuurka Kulmiye: Qaab-qoraalka qumman iyo qaab-dhaqmeedka qalloocan.   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 12/4/2014ka, Hargeysa, Qormada: 3aad Waxaynu wadnay oo inoo socday ilaha Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye. Halkii aan ka sii wadno. –       Wax-soo-saar kasta oo xisbiga ka yimaadda, 2. Qaddarka qaadhaan ee laga qaadayo xubnaha ku xusan faqradda 1…

                              Read More

                                Security probes 20 Mombasa bank accounts over terrorism links

                                MOMBASA (Xinhua) The Kenya government is probing some 20 foreign and local bank accounts suspected to support terrorism activities in the country as police intensify war against criminal elements in the country. Criminal Investigations Department (CID) Director Ndegwa Muhoro said Friday the accounts are being probed for having ties with the ‘al-Shabaab’ terror group activities….

                                Read More

                                  31 Guuradii Hawlgalkii Birjeex ee lagu Furtay Mujaahid C.laahi Askar oo Hargaysa lagu qabtay ka Daawo Qurbejoog

                                  Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Koob lagu Xusayay Hawlgalkii Birjeex ee Mujaahid Ibraahin Ismaaciil Maxamed “Ibraahin Koodbuur” iyo Xubno uu Hogaaminayay Kula Baxeen alle ha u naxariistee Mujaahid C.laahi Askar ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Kubada cagta ee Maxamud Axmed Cali. Dhacdada Taariikheed ee lagu Furtay Ilaahay ha U naxariistee Mujaahid C.laahi Askar oo Xiligaas ku…

                                  Read More

                                    Shirkada Pontus Marines oo Sheegtay inay Joojisay Qabashada Saamiyo Cusub ka Daawo Qurbejoog.com

                                    Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Shirkada Waddaniga ah Pontus Marines ayaa maanta sheegtay inuu bilaabmay Wejigii Sadexaad isla markaana ay Joojiyeen Iibinta Saamiyada Shirkada marka laga reebo Dalal Kooban. Maareeyaha Shirkada Pontus Marines Axmed Abokor ayaa Sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta la hadlay waxaanu xusay in dalal kooban oo Sucuudigu ka mid yahay ay…

                                    Read More

                                      President Hassan “I congratulate the SNA on its successes during ongoing operations against Al-Shabaab and the 54th anniversary of its inauguration.”

                                      Mogadishu, 12 April 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today attended a ceremony marking the 54th anniversary of the creation of Somali National Army (SNA). “I congratulate the SNA on its successes in its ongoing operations against Al-Shabaab on the 54th anniversary of its inauguration.” Speaking on…

                                      Read More