Aamina Waris Oo $800,000 U Celisay dadkii lahaa dhaxalka Fooqii Marxuum Cali Jirde
Berbera, April 11, 2014 (SDN/QJ) – Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina Waris) oo ah afada Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa dad ay xaga aabo ka walaalo yihiin oo iskugu jira rag iyo dumar u celisay lacag dhan $800,000, taas oo ah lacagtii lagu qiimeeyey guri fooq ah oo adeerkood Cali Jirde ku lahaa magaaladda Hargeysa,…
