Madaxweynaha Soomaaliya oo ka degay caasimadda dalka Rwanda, muxuuse daarran yahay socdaalkiisu?

    Kigali Apirl 7, 2014 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa galabta ka degay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali. Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka dhoofay Nairobi oo uu xalay u hoyday, waxa socdaalkiisa ku weheliya masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Khaarajiga Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Weftiga Madaxweynaha Somalia, waxa…

    Read More

      “Xukuumadu Si Deg Deg Ah Ciidamada Uga Dulqaadaa Xarunta Wargeyska Haatuf Ee Sifaha Xaaraanta Ah Lagula Wareegay” Xisbiga Ucid

      Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Xisbiga Ucid ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday inay Si deg Deg ah Xooga Ciidan ka Dul qaado Wargayska Haatuf Waxaa kale oo Ay Sheegeen in Dawladu Caadaysatay inay Baal marto Shuruucdii dalka u yaal. Sida Waxaa lagu sheegay War qoraal ah oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo,Garyaqaankii Saxaafada ee Shalay Iyo Wacad Buriyaha Maanta {Dhagayso}

        Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu Majeeran Jiray Hogaamiye u Ololeeya Ilaalinta Saxaafada Madaxa Banaan Gaar ahaan Xiligii uu hogaamin Jiray Xisbul Xaakimka Kulmiye ee uu Mucaaridka ahaa . Eraydani Waxay ku Jireen Khudbado uu ka Jeediyay Goobo kala Duwan,Waxayna Shabakada Qurbejoog.com Ugu Tallo Gashay in Bah’da ku…

        Read More

          “Xadhiga wargeysyada Haatuf iyo Hubaal waxay ku tahay xadgudub xorriyadda saxaafadda iyo saraynta sharciga” Baaqa Xuquuqul Insaanka

          Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Maanta, 7da April 2014 abaaro afartii galabnimo waxay Booliiska Somaliland oo wata amar maxkamadeed ay xidheen xarunta wargeyska madaxabanaan ee Haatuf. Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si adag u canbaaraynaysaa xidhidaas oo xadgudub ku ah xorriyadda saxaafadda ee uu damaanad qaaday dastuurka Somaliland. Ma jirto wax dacwad ah oo hore loo ogaysiiyay…

          Read More

            Wasiiro iyo Maayaro Socdaalkoodu kala duwanaa oo ka hadlay Wixii ay la Kulmeen ka Daawo Qurbejoog

            Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Wefti Qasdiga Shaqadoodu kala Duwanayd oo Isugu Jira Wasiiro,iyo Maayaro ayaa dalka ku soo laabtay kana Warbixiyay Socdaal ay ku tageen dalal kala duwan oo adduunka ah . Weftigan Waxaa ka Mid ahaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta iyo Maayarka Magaalada Boorama waxay la hadleen warbaahinta ugana Warameen Ujeedooyinka…

            Read More

              Hatuuf Media Group Proscribe :Somaliland

              Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Police in Hargeisa have seized the offices of Hatuuf Media Group through orders from the regional court in the Somaliland capital city. The court order indicated that that the newspaper has been proscribed for publishing false and malicious reports about senior government personnel thence police are currently in total control of…

              Read More

                “Muslin kuma cabiidsamo Walloon madaxa kaa goyne” Bayaan Ururka Solja ka soo saaray Albaabo u xidhida Haatuf

                Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay tallaabada ay xukuumadda Somaliland maanta albaabada ugu xidhay wargeyska Madaxa banaan ee HAATUF,waxaanu tilmaamay in dhacdadani ay noqonayso cawaaqib fool xun. Sidaasna waxa Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (SOLJA) wuxuu…

                Read More

                  SAPIC Condemns Murder of UNODC Personnel in Galkayo

                  SAPIC Condemns Murder of United Nations Office on Drugs and Crime (UNODC) Personnel 7th April, 2014, Mogadishu-SAPIC condemns the murder of two consultants at the Galkayo main Airport. We condemn the barbaric act on the consultants who were working with UNODC in efforts to help the country. SAPIC would like to send their heartfelt and…

                  Read More

                    Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WararCaawa7(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog.com

                    Read More

                      Ra’isal Wasaaraha Somalia oo ka Hadlay Dilkii Labada Sarkaal ee Qaramada Midoobay

                      Muqdisho 07.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geerida labo saraakaal oo ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay, kuwaas oo maanta lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Saraakiisha la dilay oo u shaqeynayay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka dambiyada iyo muqaadaraaddaka (UNODC) ayaa barqadii maanta lagu toogtay…

                      Read More

                        Navy’s 29th Flotilla Berths in Djibouti Port

                        TEHRAN (FNA)- The 29th Flotilla of the Iranian Navy which has been dispatched to the Atlantic Ocean berthed at Djibouti port in Africa on Monday. The Iranian warships plan to stay in Djibouti port for three days after 73 days of journey in the high seas. The flotilla, which is the first dispatched to the…

                        Read More

                          British UN worker killed in Somalia

                          A British man working for the United Nations has been shot dead alongside a colleague in Somalia. The two UN consultants were shot at Galkayo airport in Puntland, Somalia, by unknown gunmen after getting off a plane, it was reported. A Foreign Office spokesman said: “We are aware of the death of a British national…

                          Read More

                            Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 33 Guuradii SNM 06/04/1981-06/04/2014 Qallinkii: Boobe Yuusuf Ducaale

                              Bal hadda aan yar daymoonno sidii uu Hadraawi arrintan ugaga maansooday Tixdiisii mahadhada reebtay ee Daalalley. Wuxu yidhi:   “Nimaan diiftu saarreyn, Dusha sare ka qolof dhicin, Dubatadu ku shaacnayn, Nimaan daawo-shiilleyn, Ama degel ku sheelleyn, Ama debed ku sheegnayn, Daymadaydu suureyn, Waxa loogu digayaa, Dohdu Waamo maahee, Dirir baa ka socotee, Firdhisada iskaga…

                            Read More

                              20-Guuradii ka soo wareegtay Xasuuqii ka dhacay sannadkii 1994-kii Dalka Rwunda oo maanta laga xusayaay Dalkaasi.

                              07,Apr.2014(SDN)-Waxa maanta iskugu tagay Magaalo madaxda Dalka RWunda ee Kigaali,madax sare oo ka socta Caalamka iyo Afrika,iyadda oo la xusayay  dadkii lagu xasuuqay dalkaasi 20 sanno ka hor.kaas oo lagu dilay dad ka badan 800,000 oo dad ah. Xaflad balaadhan maanta oo isniin ah ka dhacday Magaalo madaxda dalkaasi ee  Kigali,ayaa Madaxweynaha dalkaasi iyo Xog-hayaha…

                              Read More

                                War Degdeg ah: Xaruntii Wargeyska Haatuf Oo Ciidamo Hubaysani La Wareegeen

                                Hargeysa:07-April-2014(SDN)-Waxa Daqiiqado ka hor Ciidamo Hubaysani ay La Wareegeen Xaruntii Wargeyska Haatuf oo ka mid ahaa Wargeyska Madaxa Bannaan eek a soo Bixi jirey Magaalada Hargeysa. Ciidankan la wareegay Xarunta Wargeyska, ayaa la Sheegay inay SHeegeen inay Sitaan Waaran Maxkadeed oo uu ku Saxeexnaa Garsooraha Maxmakdda Gobolka Maroodi jeex Axmed Ismaaciil Dalmar. Xilliga la Xidhayey…

                                Read More