Milicsiga Dharaartii Dharaaraha 33-Guurada SNM: 6/4//1981kii – 6/4/20114-ka Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Hargeysa:06-April-2014(SDN)-Ma Axmed baan ahaan jirin Guddoomiyaha SNM? Ma maanta ayaanu Madaxweyne ka ahayn JSL? Mise rimaygu-ka-soo-dhacdan taariikh ah ayaa been sheegaysa oo maanta ayaanay taariikhdu ahayn 6dii Abriil? Ninkii hadlayaaba ha iska hadlee, alletylehe waa dharaartii dharaaraha iyo maalintii dhalatay SNM. Waa Dharaar…..Waa Dharaar ka mid ah Dharaaraha ugu mudan dharaaraha ay shacbigu tirsadaan….
