Dawladda Maraykanka Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Dalka Kenya
Washington:05-April-2014(SDN)-Sida ay Baahisay Wakaaladda Wararka ee AFP, Waaxda Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka ayaa uga digtay dadka u dhashay Maraykanka inay khatar la kulmi karaan haddii ay u safraan dalka Kenya. Warkan ayaa intaas ku daraya in Waaxdaasi ay Gebi ahaanba Muwaadiniinta Maryakanka ah uga Digtay inay u safraan Dalka Kenya oo Muddooyinkii ugu dambeeyey…
