“In badan baynu Soo Marnay Dad Cadow ah oo Qof inaga Mid ah oo dhaawac gaadhay ku Farxay” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO+ SAWIRO}
Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib socdaal dhanka caafimaadka ah oo uu ku tegay wadamada jabbuuti iyo isutagga imaaraatka carabta. Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Hadal Kooban oo Mahadnaq ah Halkaasi ka Jeediyay ayaa Sidoo kale ka…
