Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Soo Bandhigay Shaqo ka Joojintii Dr Macow iyo Xukuumada oo Sheegtay in aanu dalka ka Bixi karin Qurbejoog ka Daawo
Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Hogaanka Sare ee Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka iyo Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Si Wada Jir ah Shir Jaraa’id oo ay Maanta u qabteen Waxay kaga hadleen Sababihii Keenay in la joojiyo baadhistii Caafimaad ee uu Somaliland ka Samaynayay Dr Cali Macow. Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka…
