Prominent Islamist shot dead on Kenyan coast: police

    MOMBASA, Kenya (Reuters) – A prominent Kenyan Islamist, accused by the United States and U.N. Security Council of supporting the Somali militant group al Shabaab, was shot dead on Tuesday, police said. Abubakar Shariff, also known as Makaburi, was killed as he left a court compound about 15 km (10 miles) north of the port city of…

    Read More

      Xildhibaanka degmada Kamukunji ee Nairobi Yuusuf Xasan oo Canbaareeyay Weerarkii Isli

      Nairobi 01.April 2014 (SDN)- Xildhibaanka degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi ayaa cambaareeyay qaraxyadii sababay dhimashada iyo dhaawaca ee xalay ka dhacay xaafadda ay Soomalida u badan tahay ee Islii ee magaalada Nairobi. Yuusuf  Xasan ayaa sheegay in qaraxyada ay dhaceen xilli ay Soomaalida deggan xaafadda Islii ku tashadeen inay wax ka qabtaan…

      Read More

        Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo lagu Wado inuu Maalinta Beri ah ka Dego Magaalada Shafield

        London 01.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ayaa Ku Sugan Dalka Ingiriiska. Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Socdaalkiisa Uu Ku Jooga Dalka Ingiriiska Ka Bilaabay Magaaladda Dubai Ee Xarunta Isu Taga Imaaraadka Carabta Ayaa Lagu Wadaa In Uu Kulan Balaadhan La…

        Read More

          Guuxii Telefishanka Qaranka oo Dib u Bilaabmay Iyo Xilal uu Maareeyuhu ku Taxay Jufada uu ka soo Jeedo.

          Hargaysa 01.April 2014 (SDN)-Waxaa Kaanboolka Wasaarada Warfaafinta Mar kale ka Curtay Guux hor leh oo ka duwan kuwii hore,Isla markaana ka unkamay Xilal uu Maareeyaha Telefishanka ay Madaxtooyadu maamusho Mr Khadar Cali Gaas u magacaabay raaska hoose ee uu ka soo jeedo. Sida aanu ku helayno Wararka waxaa  sidoo kale Jira dhaqdhaqaaq beeleed oo ay…

          Read More

            Hargaysa oo Hoy u Noqotay Xabaal Wadareedyadii Xiligii Siyaad bare iyo Kuwo Cusub oo Maanta la helay Ka Daawo Qurbejoog.com/Dhagayso

            Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Gudida baadhista xasuuqa Somaliland ayaa maanta heshay laba god oo waaweyn  oo ay ku jiraan dad la laayay sanadkii 1988 kii. Labadan Xabaal Wadareed ayaa laga Helay Goob u dhow Madaarka Caasimada Hargaysa Xubno Goob joog ahaa Markii Xasuuqani dhacay ayaa ka sheekeeyay dhacdadii Maalintaas. Fiiro Gaar ah Hadii Qaybta Danbe…

            Read More

              Wasaarada Beeraha Somaliland oo Beeralayda ka Codsatay in Habkii Qadiimiga ahaa ee Qiiqa ay Isaga Eryaan Ayaxa Ka Daawo Qurbejoog

              Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta ka war bixiyay  ayixii ka dilaacay dalka dhawaanta  iyo khasarayaashii uu soo gaadhsiiyay beeralayada dalka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha ee Somaliland Waxa uu Xusay in Ayaxani uu Khasaare Balaadhan u Gaystay Deegaano kala Duwan oo uu ku Habsaday. Wasaarada Beeraha oo Ku…

              Read More

                Culimada Ansaaru diin oo Meel adag Iska Taagay Sinaanshaha Magta Raga iyo Dumarka Dhaleecayna u Jeediyay Sheekhii hadalkaa Yidhi Ka Daawo Qurbejoog

                Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Culimada jaamacada Ansaaru-diin ee magaalada hargeisa ayaa maanta ka hadlay hadalki  ka soo yeedhay Sh Maxamed Maxamuud Xiirey ee ku saabsanaa sinaanta magta raga iyo dumarka. Culimadani Waxay Si adag u Naqdiyeen Hadalka ka soo Yeedhay Sheekhaas oo ay Ku Sifeeyeen Mid ka Hor imanaya Shareecada Diinta Islaamka . Hargaysa SDN….

                Read More

                  Lupita to Get Hitched to K’naan?

                  Forget Hollywood flirt Jared Leto, now, Lupita has not only been linked to Somali rapper K’naan, but American press is reporting of an “impeding wedding”. According to AllHipHop.com, there are new rumours that suggest that the pair are close to getting married after a mere six months. However, there is a catch! Lupita is now a…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha G7+ oo ka shiray sidii kaalmo deg deg ah loo gaarsiin lahaa goobaha laga xoreeyey Shabaabka(SAWIRO)

                    Muqdisho, April 1, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee bixiya dhaqaalaha ku baxa barnaamijka New Deal (Hiigsiga cusub), waxaana Ra’iisul Wasaaruhu uu warbixin dheer ka siiyay horumarada howlgalada ka soconaya gobolada dalka oo ee looga xoreynayo kooxaha…

                    Read More

                      Ururka Danguud oo Kullan ku yeeshay Muqdisho “Sawirro”

                      Muqdisho April 01,2014(SDN)-Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ururka Danguud oo kasoo qayb galeen xubnaha ururkaasi ayaa looga hadlay sidii loo horrumarin lahaa dhaqanka, Arts-ka iyo Ciyaaraha,waxaana sidoo kale kulankaasi ka qayb galay masuuliyiin ka socday Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Wasaarada dhalinyarada iyo Sports-ka maamulka gobolka Banaadir. Markii uu soo dhammaaday kulanka ayaa waxaa Saxaafadda…

                      Read More

                        Madaxweyne C.weli Gaas oo Kulan la Qaatay Gudiga Haga Dimuquraadiyada Somalia

                        Garowe 01.April 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland ayaa maanta Madaxtooyadda kula shiray masuuliyiin ka socda guddiga haga dimoqraadiyadda Somalia ee DSC iyo saraakiil kale oo UNSOM ka tirsan. Madaxwaynaha Puntland iyo saraakiishan ayaa kulankooda uga hadlay sida Puntland looga caawin karo nidaamka dimoqraadiyada iyo in doorashada danbe noqoto mid dadwaynuhu u dareeraan. Madaxwayne ku xigeenka Puntland,Wasiiradda…

                        Read More

                          Somaliland iyo Somalia oo ka Wada Xaajoonaya Qaybsiga Hawada

                          Istanbul 01.April 2014 (SDN)- Wada hadal u dhexeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta ka fumray magaalada ugu weyn ahna xarunta ganacsiga dalka Turkiga ee Istanbul.   Wadahadalkan oo daba socda heshiis horay labada dhinac u dhex maray, waxaa arrimaha looga arrinsan doono ugu muhiimsan maamulka hawada Soomaaliya oo horay Dowladda Federaalka…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somalia oo Goor dhawayd Muqdisho ka soo degay,Muxuu kala soo Laabtay Baydhaba

                            Muqdisho 01.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo oo qaatay labo cisho ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. Wafdiga madaxweynaha oo ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ay soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka kala…

                            Read More

                              Hanti-dhawraha oo ku noqday Dawladda Hoose ee Hargeysa oo cidlo ahayd

                              Hargeysa 1,Apr.2014(SDN) -Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Maxamuud Dheere ayaa shalay mar kale ku noqday Golaha Deegaanka Hargeysa si uu ula kulmo Madaxda Golaha Deegaanka, hase yeeshee waxa uu shalay kala kulmay iyadoo ay cidlo tahay xarunta Dawladda Hoose. Hanti-dhawraha Guud oo gaaf-wareegay xafiisyada Maayarka iyo Ku-xigeenka ayaa ka laabtay kadib markii loo sheegay Xildhibaanada Golaha…

                              Read More