Sheekh Aadan Siiro oo Dhaleeceeyay Talaabada ay Shirkadaha Isgaadhsiintu Internet-ka kaga Jareen Cidii Xukuumadu aanay rabin,iyo Kalsoonidii Garsoorka oo uu Meesha ka saaray
Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), ayaa shirkadaha is gaadhsiinta ku dhaliilay sida ay dadka qaar uga xayiraan internetka iyo telefoonada, isaga oo sheegay in shacbigu uu ka jawaabi doono sida arimahooda loo faro galiyay. Sida oo kale waxa uu xukuumadda ugu baaqay in ay dulqaad u yeelato arimaha dalka ka dhacaaya,…
