Cabinet approves Central Bank Governor and his deputy and discusses the establishment of regional administrations

    Mogadishu, April 25, 2014 – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired the Somali Cabinet’s regular session today, during which cabinet members discussed the approval of the Governor of the Central Bank and his deputy. Members also discussed the formation of administrations in the country’s regions and…

    Read More

      Mobile Phones Promote Literacy in Poorest Countries: UN Report

      A new report from UNESCO suggests that mobile phones aren’t just promoting communication and commerce in the world’s poorest countries, they’re also encouraging literacy — especially among women. But technical and content barriers remain. The United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization surveyed thousands of mobile phone users in Africa, India and the Middle East…

      Read More

        Many In High Office Aren’t So Powerful

        In the early months of the Grand Coalition Government (early 2008) the Kalenjin community was considered to have staged a grand return to the corridors of power. For in the general election five years earlier (2002) the community, following the lead of the outgoing president, Daniel arap Moi, had cast their lot with presidential candidate…

        Read More

          Somali MPs live in fear, demand protection

          Somali lawmakers, fearing for their lives following the assassination of two colleagues in capital Mogadishu, are urging the government to provide them with protection. “It is proving to be difficult to conduct parliament business as some MPs have raised concern that, unless their security is assured, they can no longer move from one point of…

          Read More

            “Waxaan Iclaaminayaa dhamaan dadka Reer Khaatumo in Dagaal ay isu diyaariyaan aynu ku qaadayno Somaliland” Indho Sheel {DAAWO}

            Taleex 24.April 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Indhosheel oo Maanta warsaxafadeed Ku Qabtay Degaano ka Tirsan Gobolka Sool iyado aan La shaacin Hallko Ku Suganyahay Laakin Video Qarsoodi ah Ka soo Dhex Duubay Guri Hoosti, ayaa Maanta Ka Iclaamiyay Dagaal Ka Dhan ah Somaliland, Isago Uu Sheegay Dadweynaha Ku Dhaqan Gobolka Sool ee Nabadgelyada Iskaga…

            Read More

              “Taleex Gacanta Somaliland ayay ku Jirtaa,Xisbiga Kulmiyena Doqoniimo laguma Yaqaan” Wasiirka Gaashaandhiga {DHAGAYSO}

              Hargaysa 24.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ayaa Sheegay In Magaalada Taleex Ay Ku Jirto Gacanta Somaliland Isla Markaana Ay Halkaasi Joogaan Dad Reer Somaliland Iyo Kuwo Uu Ku Tilmaamay In Ay Dhinaca Kale U Shaqaynayaan. Wasiirka Gaashaandhiga oo Hadal Kooban siiyay Maanta Warbaahinta ayaa Sidoo kale ka hadlay Shirka Mudo Dhaafay ee Xisbiga…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 24.April 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA QURBEJOOG EE CAAWA [peckplayer…

                Read More

                  Golaha Wasiirada ee Somalia iyo Arrimihii ay kaga Wada hadleen Shirkoodii Maanta

                  Muqdisho 24.April (SDN/QJ)- Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan looga hadlayay amniga dalka waxa ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa shir-guddoominayay raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo kulanka kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in golaha wasiirrada ay maanta ka hadleen…

                  Read More

                    Safar aan Hore loo shaacin oo Maanta Madaxweyne Siilanyo ugu baxay Berbera iyo Shil Baabuur oo Soo Gaadhay Wafdiga Madaxweynaha

                    24,Apr.2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Safar qarsoodi ah kutagay magaalada Berbera, safarkan oo ahaa mid aan la sii shacin, ayaa madaxweynuhu marku hargeysa ka baxayey waxaa aan sii raaciin wasiiradii badnaa ee sii raaci jiray marka uu safar u baxayo, dhanka kale baabuurta madaxweynaha ayaa ahaa mid kooban, waxana madaxweynaha Socdaalkiisa…

                    Read More

                      Gudoomiye iyo G/ Ku-Xigeen loo Magacaabay Bangiga Dhexe ee Somalia

                      24,Apr.2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay ansixinta guddoomiyaha bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa. Golaha ayaa sidoo kale ka hadlay maamul u samaynta gobolada iyo degmooyinka dalka, iyadoo arrintaasi go’aan laga gaaray. Kaddib markii uu…

                      Read More

                        Ciidanka Qaranka Somaliland Oo La Wareegay Deegaanka Hol-hol, Fadhiisimo ay Samaysteen iyo Laba Cali Oo Ka Maato- Baxay Deegaanka Taleex

                        Hol-hol:April,24,2014(SDN/QJ)-Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa saaka ku waabariistay Deegaanka Holhol ee Gobolka Sool. Wararka Soo Gaadhaya Qurbejoog.com ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan oo wata Gawaadhida Gaashaaman Ee Dagaalku ay saaka si xasiloon u galeen Deegaankaas Ciidamada ayaa la sheegayaa inay halkaas Fadhiisimo ka samaysteen, isla-markaana ay si nabadgelyo ah ku joogaan dhulkaas,…

                        Read More

                          Afhayeenkii Madaxtooyada Somalia Eng. Yariisow Oo Iscasilay

                          Muqdisho:April 24, 2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee aanu ka Helayno Madaxtooyada Somallia ayaa sheegaya in Afhayeenkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Eng. Yariisow uu iscasilay.   Ilo wareedyo ku sugan Villa Somalia, ayaa sheegay in Eng Yariisow uu xilkaas iska casilay Arbacadii shaley. Si dhab ah looma oga sababaha keenay in uu Yariisow xilkaas iska casilo, balse waxaa…

                          Read More

                            Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland oo u dhoofay Dalka Itoobiya,Iyo Wada Hadal laga Yeelanayo Muranka iyaga iyo Somaliland

                            Garowe 24.April 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa saaka 24.April.2014 u anbo baxay dalka Itoobiya gaar ahaan magalada Addis ababa. Dr.Gaas ayaa safarkiisa Itoobiya waxaa ku weheliya wasiiradda waxbarashada iyo Amniga waxayna caasumaad ka helleen madaxda Dalka Itoobiya sida uu sheegay Dr.Gaas. Madaxwaynaha Puntland ayaa sheegay socdaalkiisa Itoobiya inuu salka…

                            Read More

                              Tobanka qodob ee wax soo jeedinta

                              Xirfada cod karnimada iyo aftahanimadu waa wax ku abuuran gudaha qofka billi-aaddankaa oo ilaah haybad u siiyay.balse, waxaynu halkan ku soo qaadan doonaa toban qodob oo aad ku kasban karto dhageystayaashaada marka aad wax soo jeedinayso. Waxaana ka mid ah :- 1.      Ha ka dhigin soo jeedintaada mid aad u dheer. 2.      Ha ka faaloon…

                              Read More

                                Dhawaaqa Nicholas Kay Maxaa Laga Dheehan Karaa?

                                Marka hore waxaan salaam baaxad leh u gudninayaas axaafadda xorta aha marka labaadna akhriystayaasha sharafta mudan. Hadaan intaas kaga soo dago salaanta umaan qaadan qalinka inaan wax badan ka sheekeeyo balse waxaan u qataay inaan iftiimiyo, ama gorfeeyo hadalka sooyeedhay ergayga qaramada midoobay u qabilsan Somalia iyo Somaliland kaaso uu ku soo qaaday hadal uu…

                                Read More

                                  Hambalyo Aroos Waca

                                  Hambalyo Aroos Wacan Shaqaale Weynaha Kalsan Tv Soamliland C/Qani Xasan Cilmi (Dowlad) Eng Maxamed Aadan Maxmuud Wariye C/Raxmaan Carba Daauud Wariye Ubax Siciid Cabdule Eng Xamse Cali Jeesto Xuseen Wariye Maxamed Siciid Gaaxnuug Wariye Jacfar Cawil Riiraash Wariye Maxamed C/Laahi Dabshid iyo Wariye: Maxamed Xasan Daacad Dehamaan  Dadkaasi  Waxay  Hambalyo Aan La Soo Koobi Karayn…

                                  Read More

                                    mushkiladaha maanta iyo silsilada miimley

                                    maansadan waxa la yidhaa (maati dulman ) waxaanan ku cabirayaa ku dhawaaqistii foosha xumayd ee jaamacada hargeisa ku dhaqaaqday lacag kordhin . waana silsilad uu abwaan kastaa ka soo dhiiban karo fikirkiisa silsiladan waxa la yidhaa ( miimley ) waxaanay u gar naqaysaa shicibka iyo dawlda iydoon midna taageero gaar siinayn. waana tan   marka…

                                    Read More

                                      Guddidda Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye oo Si Rasmi ah ugu Dhawaaqday Xilliga uu Qabsoomi Doono Shirku

                                      Hargeysa:24-April-2014(SDN/QJ)-Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xilliga uu qabsoomi doono shirweynaha Xisbiga  Kulmiye oo muddo dheer la sugayey. Guddoomiye Abuukar Xaamud Jibriil oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Guud ee Xisbiga kulmiye ayaa sheegay in 28-ka Bishan April oo ku beegan maalinta isniinta ah la qaban doono shirweynaha, isagoo intas ku…

                                      Read More