Diyaarado Cunto sida oo Gaadhay Degmada Buulo Burte,Kadib markii Alshabab Diideen in Gaadiid lagu geeyo raashin

    Buulo Burte 28.May 2014 (SDN/QJ)- Labo diyaarad oo raashin sida ayaa maanta ka degay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay halkaas u dirtay dowladda Soomaaliya, kaddib markii ay Al-Shabaab is hor taagtay gaadiidkii raashinka geyn jiray degmada. Diyaaradaha ayaa siday bariis, caano iyo dawo. Wasaarada arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya…

    Read More

      Dildilaacii Xisbiga Kulmiye oo sii Kordhaya iyo Ergadii Guurtida oo Kulankii labaad Maanta la Leh Madaxweyne Siilaanyo

      Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)-Garabka sida weyn uga soo horjeeda Muuse Biixi oo maanta saxaafada isugu yeedhay Hotel Amabasador ee magaalada Hargeysa ayaa ka baaqsaday inay ka hadlaan ujeedada ay saxaafada isugu yeedheen. Warar hoose oo naga soo gaadhay ayaa sheegaya in qorshuhu ahaa in ay is casilaad ku dhawaaqaan qaar ka mida guddigii fulinta ee…

      Read More

        CALI GUREY:KULMIYE NINKII ROONI REERKA HA U HADHO

        Hargeysa May 28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Kulmiye Md Cali Gurey ayaa bogiisa facebook waxa uu ku soo bandhigay aragtidiisa ku wejahan khilaafka xisbiga Kulmiye,waxaanu yiri “Kulmiye horta markiisa hore ba wuxu ahaa COL WADA YAAL oo kala dano ah meel na aan u wada soconin. Waxay ahayd masuuliyiinta sare ee xisbigu inay wax ku qaataan…

        Read More

          Somalia: Govt. Refuses a Meeting On Refugees

          The government of Somalia declined to take part in a meeting on refugees. The meeting would be attended by Kenya Government, Somalia and the UN Refugee Agency-UNHCR. The meeting was called off as Somalia turned down to take part in it. The meeting would take place in Nairobi. In a letter from the Ministry of…

          Read More

            Al-Shabaab claims Djibouti attack

            Mogadishu – Somali rebel group al-Shabaab was behind the restaurant attack in Djibouti by two suicide bombers over the weekend that killed a Turkish national and wounded several Western soldiers, the militants said on Tuesday. In the first attack of its kind in the tiny Horn-of-Africa state, a man and a woman blew themselves up…

            Read More

              DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Odey dhaqameedkii Soomaaliya ee aqoonsaday Somaliland

              London May 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu lafo guray safar ay dhawaan ku tageen Hargeysa Odey dhaqameedka Soomaaliya oo markii danbena ay Odeyaasha Soomaaliya ay ku aqoonsadeen Somaliland. Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalay afhayeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdi Aadan iyo aqoon yahan Maxamed Cabdi.   SDN/QJ-London contact@somalidiasporanews.com

              Read More

                Madaxweyna​ha oo ka tacsiyeeye​y geeridii muwaadinka Turkiga ee lagu dilay Muqdisho

                Mogadishu, 28 April 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, Dowladda iyo shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Saadettin Dongan oo maanta koox bistooladley ah ay ku dileen Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq,…

                Read More

                  Xisbiga Waddani oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Wakhtigii Diiwaangelinta oo fooda inagu soo haysa iyo Kalsoonidooda Xubnaha Komiishanka {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha  Gudiga Joogtada ah ee Golaha Wakiiladda,ahna Afhayeenka Xisbiga Mucuuradda ka ah ee Waddani Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo maanta  Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Mgaaladda Hargaysa,ayaa ka hadalay Khilaafka Xisbiga Kulmiye,arinta Doorashooyinka iyo Diwaan galinta Madaniga ah ee ay Xukuumadda dabada ka riixayso. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN…

                  Read More

                    “Uma baahnin Toban Sanno oo danbe Cid Tababar nagu qaadata,Uma Baahnin Askari danbe oo Kii Faqashtii ka danbeeyay” Suldaan Maxamed C.qaadir DAAWO.

                    Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Sheegay in aanay u baahnayn Cid tababar ku qaadata Mudo toban sanno ah iyo askari ka danbeeyay kii faqashtii isagoo fariintan Duul Xulka ah u diray Garabka uu hogaamiyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi . Waxa uu Suldaanka…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Ganafka ku Dhuftay Dalabaad ay u Jeediyeen Ergadii Golaha Guurtida ee Xalinta Khilaafka Kulmiye

                        Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ergo ay Golaha Guurtidu u Xilsaareen Deminta Xiisada adag ee ka dhex oogan Xisbiga Kulmiye . Sida ay Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyeen Ilo Wareedyo amuurtan u dhuun daloola oo ku Sugan Madaxtooyada markii uu shirkani…

                        Read More

                          Maxkamada Gobolka Hargaysa oo Damaanad Ku sii Daysay Madaxdii Wargayska Haatuf

                          Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta dammaanad ku sii daysay Guddoomiyaha  Wargeyska HAATUF  Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Axmed Cali Cigge, ka dib markii Maxkamaddu ay xadhig rumaan ah u dirtay 10-kii Bishan May kuwaasi oo ku xidhnaa Jeelka weyn ee magaaladda Gabiley. Labadan Suxufi oo  wargeyskooda HAATUF la xidhay 7-dii …

                          Read More

                            Turkish Airlines official shot dead in Somali capital

                            An official from Turkish Airlines (THY) was shot dead when gunmen attacked a car carrying THY officials in Mogadishu on Tuesday. Sadettin Doğan is chief of security for THY in the Somali capital and responsible for the safety of the company’s employees in Mogadishu, a city still beset by unrest and disorder amid sporadic attacks…

                            Read More

                              “Waxa Jira Koox Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Caan Ah, Bahdayada Amnigu Waxaanu odhan jirnay Gunti-Gaab, waa Ikhwaanul-Muslimiin Iyagan Khilaafka siyaasadeed Sababay” Wasiir Ku xigeenkii Hore Ee Amniga . DAAWO

                              Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii Amniga Ee Uu Madaxwayne Siilaayo dhawaan Xilka ka qaaday Ayaa Markii ugu horeysay Ka hadlay  Xaalada Dalka Iyo Koox uu sheegay inay yihiin Wadaado Gunti gaab ah oo hiigsigoodu yahay Ikh-waanul Muslimiinta. Cabdilahi Abokor ayaa sheegay inay xukuumada Siilaayo ay ku jiraan Koox Wadaado ah oo Magcayada badbadashada…

                              Read More