“Ciidankaa XDS waa lafdhabarka jiritaanka shacabka iyo Dalka”.Wasiirka Warfaafinta Somaliya

    Muqdisho:26,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Cilmi Adan (Indho-Qarsho), oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Ciidanka Badda Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow, Taliyaha Ciidanka Cirka S/G Duuliye Maxamud Sheekh Cali (Doble Pilote), Hogganka Saadka G/Sare Cabdullahi Macalin Nuur iyo saraakiil kale. Wasiirka waxaa ku wehliyey kulanka…

    Read More

      Magaalooyin Al-Shabaab Go’doomisay Oo Gaajo Loogu Dhintay

      Xudur:26,May,2014(SDN/QJ)-Wararka laga helaayo Gobolka Bakool, ayaa waxay sheegayaan in ay macluul baahsan ka jirto Gobolkaasi, ka dib markii Shabaabku go’doomiyeen deegaanadii ay dhowaan kala wareegeen Ciidamada Dowladda iyo Amisom. Shacabka ku dhaqan Degmooyinka Xudur, Waajid, Rabdhuure iyo Ceelbarde, ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay la ildaran yihiin macluul (gaajo), iyadoo aynaan jirin wax gurmad…

      Read More

        “Qeexidda aragagixisonimo ee ku jirta xeerkan waxay keenaysaa cadibaad iyo in lagu dabaqo ficilo balaadhan oo aad u kala duwan”. Xarunta Xuquul Insaanka Somaliland

         Hargaysa:26,May,2014(SDNQJ)- Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland, ayaa walaac weyn ka muujisay Qodobo ku jira Xeerka la dagaalanka Argagixisadda oo ay sheegeen in Golaha Wasiiradda Somaliland u gudbiyeen Golaha Baarlamaanka Somaliland. Waxaana sidaas ay ku sheegeen Warsaxaafedeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Wararka Caalamiga ah ee Qurbejoog.com. Waxaana uu dhignaa sida…

        Read More

          Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Wax Ku Noqday Weerarkii Shabaabku Ku Qaadeen Xarunta Shacabka Oo Loo Qaaday Turky-ga

          Muqdisho: 26,May,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaawac culus uu kasoo gaadhay weerarkii maalin Maalintii Sabtida Xarakada Al-Shabaab xubno katirsan ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka ayaa laga dhoofiyay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Xildhibaan Faarax Cawad oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaawac culus waxa uu kasoo gaadhay weerarkii lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka , waxaana Xildhibaankan…

          Read More

            Hog-hayaha Guud Ee Kulmiye Oo Iska Xaadiriyay Garabka Xukuumadda,Kuna Dhwaaqay Xiliga Shirka Golaha Dhexe

             Haragaysa: 26,May,2014(SDN/QJ)-Xog-hayaha Guud ee Xibiga Kulmiye oo maanta ka soo dhex muuqday Garabka ay is-hayaan Hogaanka Xisbiga ee u Janjeeda dhinaca Xukuumadda iyo Madaxtooyada Somaliland,ayaa ku dhawaaqay in shirkii Golaha dhexe ee haatan uu muranku ka dhashay la qaban doono 1-da Bisha June,ee sanadkan 2014_ka. Md.Xasan Siciid waxa uu ugu baaqay dhamaan Xubnihii dhawaan lagu…

            Read More

              Dalka Masar Oo Looga Dareeray Doorashada Madaxtinimada

               Qaahira: 26,May,2014(SDN/QJ)-Masar waxaa ka billaabatay doorasho madaxtinimo oo ah tii ugu horreysay tan iyo markii xukunka laga tuuray Maxamad Mursi. Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo ugu yaraan 200,000 oo askari ay wardiyaynayaan goobaha codbixinta. Wasiirkii hore ee difaaca Cabdal-Fataax al-Sisi iyo siyaasiga garabka bidix Xamdin Sabaxi ayaa ah labada musharax ee kaliye oo…

              Read More

                Xoghaye Xasan Siciid Oo Dhex Fadhiya Kooxda Kasoo Horjeedda Muuse Biixi Ee Maansoor Ku Sugan

                Hargeysa:May,26,2014(SDN/QJ)-Xoghayaga Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa  Haatan la fadhiya kooxda Shirka jaraa’id ku qabanaysa Huteel Mansoor, isagoo ku biiray Garabka ka soo horjeeda Guddoomiyaha iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Xisbigaas. Xoghaye Xasan Siciid ayaa  Sida u sheegayo wariyahayaga Noogu sugan Goobta Shirku ka socda lagu dhex arkay isagoo la fadhiya Kooxda Wasiirrada u badan oo…

                Read More

                  War Degdeg ah:Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Wafti wasiirro ah oo uu Hoggaaminayo Oo Haatan Saxaafadda Ugu Yeedhay Mansoor iyo Nuxurka Farriintooda

                    Hargeysa:May,26,2014(SDN/QJ)-Warka aanu ka helayno aagga Huteel Mansor ee Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in wafti wasiirro ah oo uu Hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland ayaa Haatan jir jaraa’id ka wadaan huteelka, isla-markaana ku deedafaynayaan Liiskii Guddida Fulinta ee uu Guddoomiye Muuse Biixi Soo Saaray. Warka ayaa intaa ku daraya in Kooxdaasi ay sheegi doonaan inaa Liiskaas Guddoomiye…

                  Read More

                    Siyaasi Yusuf Garaad oo ka talo bixiyay Ruuxa ugu haboon xilka Wasiirka Amniga Soomaaliya

                    Nairobi May 26,2014(SDN/QJ)-Madaxii hore ee idaacadda BBCda ee haatan u digo rogtay Siyaasada Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay is casilaadi Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo ruuxa xilkaas uGu mudan. Marka hore waan u hambalyeynayaa Wasiirka Amniga, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo goor dhow is casilay. Waan ogahay Cabdikariim sida uu shaqqadiisa u jeclaa…

                    Read More

                      Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Puntland: Laguuma Dooran Buunbuunis ‘Boqortooyo La Isku Haysto Cida Leh’

                      Waxaad adiga oo matalaaya magaca Dowlad Goboleedka Puntland, ka qaybgashay caleemosaar aan loo dhamayn. Mida kale, sida laga dareemay abaabulka, hantidii dadka ka dhaxasey ee lagu bixiyey iyo hadaladii aad ka jeedisey caleemo saarka, in ay u egtahay in aadan war u hayn cida dhabta ah ee saladanadaas dhaxalkeeda iska leh. Mida xigta, waxaad qudbadaadi…

                      Read More

                        Reer gabilayaw soo laydiinma taagwaayin

                        Waxaan xasuustaa bayt carbeed oo u tiriyay nin la odhan jiray zuhair bin abu salma. Baytanka oo ka tirsan gabay dheer oo u kaga waramayo waayaha aduunka isagoo waqtigaa sideetan jirsaday noloshiisa ayaa wax kamid ahaa bayt odhanaya  وَمَنْ يَجْعَلِ المَعْرُوفَ فِي غَيْرِ أَهْلِـهِ يَكُـنْ حَمْـدُهُ ذَمـاً عَلَيْـهِ وَيَـنْـدَمِ Iyadoo macnaheegu ka dhigan yahay nin…

                        Read More

                          Bomb attack in tiny Djibouti condemned

                          The European Union Naval Force and the African Union today both condemned an attack the government said involved two Somali suicide bombers in the tiny East African nation of Djibouti that is reported to have killed three people. The attack happened last night when a blast detonated in a busy restaurant frequented by international soldiers….

                          Read More

                            Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Qurbejoog.com uga waramay safarka uu Woqooyiga America ku joogo iyo xaaladihii u danbeeyay ee dalka(DHEGEYSO)

                            Edmonton May 26,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo safar shaqo ku marayay maalmihii u danbeeyay qaarada Woqooyiga America oo uu kala qeyb galay Jaaliyadaha Reer Somaliland ee Mareykanka iyo Canada munaasabadii May 18 iyo Qaadhaan ururinta Mashruuca dhismaha Wadada Ceerigaabo. Wasiirka Madaxtooyada ayaa inooga waramay safarka shaqo ee Wefdiga uu hogaaminayoiyo xaaladihii u danbeeyay…

                            Read More

                              Somali Parliament: “Yesterday’s Attack was Thwarted Through the Efforts of the Somali National Army, the Somali Police and AMISOM Forces”

                              Mogadishu, May 26 2014: H.E. The President, Hassan Sheikh Mohamud, today returned to Mogadishu from the inauguration of President Jacob Zuma in South Africa and commented on yesterday’s attack on the parliament building. Speaking on arrival at Aden Abdulle Airport, Mogadishu, The President said, “It is with a heavy heart that I greet you today. Yesterday,…

                              Read More