Xulalka Germany,France oo u Soo Baxay Quarter Final-ka Iyo Hadhaagii Africa oo Hadhuudhlaha Lagu Darey.(By Jaahuur)

Brazil-30-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxayn ku soo qaadaneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda carigaa Brazil ayaa wareegii labaad ee 16-ka xul iskugu soo hadheen durbadiiba 6-lix-ka dhaqaajiyeen. Haddaba lixda ilaa iyo hadda quarter Final-ka u soo baxay waa Brazil,Colombia,Netherland,Costa Rica,France iyo Germany,waxaana soo sideedeyn doona Labada xul ee bari soo badiya,Argentin,SUI,USA iyo Belgum,haddii…

Read More

    R.W Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la helo, waxaa ka go’neyd midnimo iyo wadajirka Soomaaliya”

    Muqdisho  June 30, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dibedda iyo gudaha dalka. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibedba. Waxaa…

    Read More

      Justice & Constitutional Affairs Minister: “The establishment of the Judiciary Service Commission Law is a milestone achievement towards the reform of the Justice sector in Somalia.”

      Mogadishu, 30th June 2014 – H.E. Farah Sheikh Abdulkadir, the Minister of Justice & Constitutional Affairs today welcomed the Parliament’s overwhelming approval of the Judiciary Service Commission Law. Minister Farah said “The Parliament’s approval of the Judiciary Service Commission Law is a milestone achievement towards the reform of the Justice sector in Somalia.” Article 109A…

      Read More

        Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka “Ansaxinta Sharciga Golaha Adeegga Garsoorka waa talaabo weyn oo loo qaaday dhinaca dib u habaynta Cadaaladda Soomaaliya”

        Mogadishu June 30 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheikh Abdulqaadir, ayaa si weyn u soo dhoweeyey ansixinta uu Baarlamaanka Federaalka Soomaalia uu maanta ansixiyey sharciga Golaha Adeegga Garsoorka. Wasiir Faarax wuxu ku tilmaamay ansixinta sharciga Golaha Adeegga Garsoorka talaabo weyn oo loo qaaday dhinaca Dib u habynta Cadaaladda dalka. Sida ku…

        Read More

          Qarax Galabta Ka Dhacay Degmada Shibis Ee Magaaladda Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

          Muqdisho: 30,June,2014(SDN/QJ)-Qarax xoogan, ayaa wuxuu galabta ka dhacay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii lala beegsaday gaari uu la socday nin ka tirsanaa Wasaarada Gaadiidka ee Xukuumada Somaliya. Qaraxa oo u muuqday mid horey loogu soo rakibay gaariga, ayaa wuxuu kula qarxay Xeendaabka Madxafka Degmada Shibis, iyadoo dhaawac ahaan goobtaasi looga qaaday ninkii…

          Read More

            Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Ururka Afgarad Oo Oo Ku Tilmaayamay In Madaxtooyada Qaranku Jawaabtedu Dhaafi Waydo Mujaahidiinta Dalka……

            Hargeysa 30 June 2014(SDN/QJ)Gudomiyaha Ururka Afgarad Axmed Shine Ayaa Ka Jawaabay Hadal Uu Tilmaamay In Uu Meel Ka Dhaca Iyo Magac Xumo Ku Yahay Madaxtooyada Kaasi Oo Afhayeen Madaxtooyadu Axmed Salebaan Dhxul Warbaahinta Ula Soo Kambadhuudhsaday Wasiirkii Hore Maaliyadda ENG:- Maxamed Xaaashi Cilmi. Gudomiye Shiine Waxa Uu Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Madaxtooyada Uu Afhayeen…

            Read More

              Halka Ka Daawo :Dadwayhana Kala Duwan Ee Dega Xafadaha Magalada Hargeisa Oo Ka Cabanaya Wado La.Aan Iyadoo Dawlada Hoosana Iska Indho Tirayso

              Hargeisa 30 June 2014(SDN/QJ) Dadwaynaha Dega Xaafdaha Kala Duwan Ee Caasimada Hargeysa  Ayaa Maalmlhii Ugu Danbeeyey  Ka Cabanayey  Jiadadka  Mara Xafadahasi Oo Dacactirla,Aanbadani Ka Muuqatay Ayaa Sheegay Inuu Inay Dhib  Wayn  Wayn Ku Hayso Googo.A Wadooyinku  Iyagoo Dawlada Hoose  Magaalada Hargeisa U Soo Jeediyey  Inay Wax  Ka Abtaan Hargeisa SDN/QJ Maxamed AadanQurbejoog Concat.somalidiasporanews.com

              Read More

                Afhayeenka Hawlgalada Ee Ciidamada Al Shabaab Oo Sheegay In Aanay Ciidamadda Dawladu Ka Hortagi Karin Weerarda Ay Qorsheeyeen Bisha Ramadan

                Baraawe: 30,June,2014(SDN/QJ)- Sheekh C/casiis Abuu Muscab, Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu ku hanjabay inay cagta marin doonaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya, ee la soo dhoobay Wadooyinka Magaalada Muqdisho. Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadan Wadooyinka loo soo dhigay, si ay kaga hortaggaan Ciidamada Ururka Al Shabaab, balse wuxuu qeexay inaysan…

                Read More

                  Wasiirka Maaliyada Somalialnd Ayaa Kormer Aan La Shaacin Ku Maray Xarumaha Cashuuraha Ee Wasaradau Ku Leedahay Degmooyinka Magaalda Hargeisa

                  Hargeysa30 june 2014(SDN/QJ)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay kormeer kadis ah ku soo maray xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Hargeysa. Wasiirka oo kormeerkaasi ka dib xafiiskiisa warbaahinta kula hadlay ayaa guud ahaan shaqaalaha wasaarada maaliyada ee kala duwan kula dardaarmay kordhinta dakhliga dalka bisha Ramadaan ee bilawga…

                  Read More

                    Hal Askari Oo Ku Dhaawacmay Muran Dhul Oo U Dhaxeeya Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Hargaysa Iyo Sallaxley

                    Sallaxley: 30,June,2014(SDN/QJ)-Hal Askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad markale Maanta dhexmaray Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka ee Hargaysa iyo Sallaxley,oo waayadanba ku Muransanaa Cidda Xaqa u leh Dhul ku yaala Agagaarka Tuuladda Toon ee Koonfurta Magaaladda Hargaysa. Wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya inuu sidoo kale jiro Khasaare soo gaadhay Gaadhi ay Wateen Xildhibanada Golaha Deegaanka…

                    Read More

                      Qarax Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Kaaraan Ee Magaaladda Muqdisho

                      Muqdisho: 30,June,2014(SDN/QJ)-Waxaa Maanta barqadii Suuqa Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka dhacay qarax dhaliyay Qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaadhay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo dad rayid ah. Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay Xafiis la sheegay in Suuqa Degmada Kaaraan ku leeyihiin waaxda…

                      Read More

                        Xukuumadda Siilaanyo Oo Lumisay Kalsoonidii Dawladaha Jaarka iyo Djibouti iyo Ehtiopia Oo Mamnuucay Baasaboorka Somaliland

                        Hargeysa:June,30,2014(SDN/QJ)–Dawladaha Djibouti iyo Ethiopia oo ahaa labada dawladood ee  kali ah ee lagu geli jirey Bassaborka somaliland ayaa si rasmi u mamnuucay in dalalkooda lagu soo galo. Dawladahan ayaa tallaabadan ay qaadeen sabab uga dhigay aamin darro iyo xidhiidh ay fahmi waayeen oo ay kala dulmeen xukuumadda madaweyne Siilaanyo iyo masuuliyiinteeda ugu sarreeya. Safaaradda dalka…

                        Read More

                          Safarkii wasiirka duulista Somaliland iyo waftigiisii uu horkacaayey Ee Nairobi ma ku soo guulaysten in hawada Somaliland iyo samaliya ay ku meelgaadha gacanta ugu sii hayso haayada ICAO

                          Hargeisa June 30 2014(SDN/QJ) Hadaba Waxaa Jiray Qodobo Ay Wadaa Saxeexdeen Labada Dawladood Ee Somaliland Iyo Soomaliya Taaso Ay Gadh-Wadeen Ka Wasiirka Wasaaradda Duulista Maxamuud Xaashi  Oo Si Weyn Uga Cadhooday Ax-Di Al”Aanta Soomaaliya Ayaa Dhowaan Safar Ku Tagay Xaruunta Qaramada Midoobay  Ee Fadhigeeddu Yahay Magaalada  Nairobi,Waxaana Wasiirkani Kulanno Gooni Gooni Ah La Yeeshay Sarakiisha…

                          Read More