Cabdi Qays iyo Hadraawi: Raad-gurayaashii la Raad-gurayey iyo Guushii ay Soo Hooyeen Qaybtii 3aad
Markuu Siyaad Barre ka soo noqday dalka Ruushka, ayaa qeybta baratakoolka ee madaxtooyadu waxay diyaar-garaysay maalinta koowaad marka uu nasto madaxweynuhu maalinta labaad inuu la kulmo golaha kacaanka iyo golaha wasiiradda, maalintaa iyo kulankaa ka bacdina , wuxuu islamaalintii ka dambaysay balansaday madaxweynuhu shantii golaha sare ee kacaanka iyo waaxdii cusbayd ee uu gaashaanle…
