Tahriibayaal Hor Leh Oo Ku Geeriyaaday Badda u Dhaxaysa Talyaaniga iyo Libiya

    Pozzalo::June,30,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan 31-Qof oo Tahriibayaal ahaa ayaa Geeriyaaday, kadib markii ay ku Neef qabatoobeen Doonni aad u yar oo ay ku saarnaayeen  ilaa iyo 600-qof. Ciidamada Bada ee dowlada Talyaaniga ayaa subaxnimadii Isniinta soo badbaadiyey doonidan ee Dadku ku dhinteen, taas oo ka soo kicitantay Dhinaca Dalka Libiya. Markab ay leeyihiin ciidamada Bada ee Talyaaniga…

    Read More

      DAAWO:Khaatumo oo sheegtay in ay Madaxweynaha Puntland la kulmeen uuna taageeray

      Nairobi June 30,2014(SDN/QJ)-Haweeneyda u qaabilsan maamulka Khaatumo oo shir jaraaid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in ay Nairobi kula kulmeen madaxweynaha Puntlan Cabdiweli Gaas isla markaana uu taageero u muujiyay maamulkooda. Masuuliyiin kale oo maamulkaa ka mid ah ayaa Iyana weerary dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya,halkan hoose ka daawo

      Read More

        Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Somalia Oo Hanjabaaddii ugu Cuslayd u Diray Waalidiinta Dhashay Dhallinta Shabaabka Ka Tirsan

        Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka dhawaan loo magacaabay Maxkamadda sare ee Ciidanka Somalia Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, ayaa Hadal Kulul oo Hanjabaad ah u jeediyey Dhammaanba kooxaha Al-shabaabka ka tirsan eek u sugan Magaalada Muqdisho iyo Waalidka dhalayba.  C/raxmaan Tuur-yare ayaa waxa uu sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay doonayaan weeraro inay ka geystaan Magaalada Muqdisho, laakiin wuxuu…

        Read More

          Mohamed Moogeh liiban is one of those who shaped history in 20th century‏

          As what i wrote earlier was too short about Mohamed, below is complete biography related Mohamed Moogeh. Kindly publish the article as the same is pleasurable to many readers. Thanks.        A biography is a detailed description or account of a person’s life. It entails more than basic facts like education, work, relationships, and death a biography also portrays a…

          Read More

            Ammaanka Dugsiyada Caalamka Laga Leeyahay Ee Ku Yaalla Kenya Oo Kor Loo Qaaday

            Nairobi:June,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Kor loo qaaday Amaanka Dugsiyada Caalamka laga leeyahay ee Gebi ahaanba ku Yaalla Dalka Kenya. Sababta arrintan loo sameeyey ayaa lagu sheegay Tallaabooyinkii dhawaanahan ay kooxda Al-shabaab ka fulinaysay Deegaanno ka mid ah Dalkaas eek u laynaysay Dadka Shicibka ah. Albaabada laga galo Dugsiyada caalamiga ah ayaa waxa la dhigay askar dadka si wayn…

            Read More

              Nin Soomaali ah oo Dacwad ku soo oogay safaarada Qadar ee London”Waxa ay iigu yeereen adoon waana ay I jirdileen”

              London June 30,2014(SDN/QJ)-Nin Soomaali ah uu mudo u shaqeynayay safaarada Qadar ku leedahay dalka Britain ayaa dacwad ku oogay sarkaalka u qaabilsan safaarada arrimaha caafimaadka. Maxamuud Axmed oo Britain ku noolaa 40 sanadood ayaa sheegay in Cabdala Al Ansari uu aflagaado midabtakoor ah iyo jirdil isu raaciyay. “Intii uu Cabdala la wareegay waaxda caafimaadka ee…

              Read More

                Yuusuf Garaad Oo Soo Bandhigay Qoddobada ay Ku Doodayaan Beesha Diiddan Maamulka Saddexda Gobol Ee Dawladda Xasan Sheekh Aqoonsatay

                Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Saxafiga caanka ah, imikase isku rogay Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo Dawladda soomaaliya ee uu xasan sheikh Hoggaamiye iyo Beel ka mid ah kuwa Dega Muqdisho Soo Bandhigay, isagoo ku faahfaahiyey qoddobo dhawr ah oo Beeshaasi u daliishanayso Dooddeeda. Yuusuf Garaad waxa uu Qoraalkiisa si Hoose ugu…

                Read More

                  Hargeysa:Hay’ad Xuquuqal Insaan Oo Ku Baaqday In Xadhiga Wasiir-ku-xigeenkii Hore Ee Amniga Laga Dhigo Xalaal

                  Hargeysa:June,30,2014(SDN/QJ)-Hay’adda Waddaniga ah ee Arrimaha Xuquuqda aadamaha u doodda ee  magaceeda la yidhaadho Human Right Center, ayaa qoraal ay soo saartay ku cambaaraysay Hannaanka ay xukuumaddu ula macaamishay xadhigga ay kula kacday wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor. Hay’adda ayaa qoraalkeeda kaga sheegaysay waxyaabihii ay ka qortay Waraysiyo ay xaqiiqda ku raadinaysay oo ay la…

                  Read More

                    Pakistani Urdu Newspaper advertisement informing fishermen to work in Saudi Arabia and able to perform Hajj during residences in Saudi Arabia ended up in Somali-land as the real intentions was human trafficking

                    Previously the Somali human trafficking secret agents were focused within borders of Somali-land, but recently a serious very deadly worse than the type of human trafficking has happened in Somali-land and this new turn bad development. Below is a sad story of 12 Pakistanis and Indians organized by secret agents in Somali-land that spoiled the image of somaliland    The prospect…

                    Read More

                      Qaran dumey….U adeege-shacab ma daba qaban karaa ?

                      Waxaan ku bilaabayaa bisinka eebe iyo magaca nebigeena suuban (N.N.K.H) intaas kadib. Dowlad walba oo aduunka ka dhisan waxaa udub dhexaado iyo tirar u ah shaqaale intooda badan aqoon, karti iyo tayo u leh iney fuliyaan shaqada dowladu u igmatay, wexey fulin iyo dardar gelin ku sameeyaan socodsiinta  iyo taaba gelinta dhaammaan qorshayaasha iyo siyaasadaha…

                      Read More

                        Somali President: “I welcome the Italian Government’s Commitment to Continue to Assist Somalia.”

                        Mogadishu, 29 June, 2014– His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today accepted the credentials of the new Italian ambassador to Somalia, Farbizio Marcelli. The Ambassador thanked H.E. the President for accepting his credentials and noted his government’s pleasure at having an ambassador in Mogadishu and a period of absence. He also conveyed a personal message…

                        Read More

                          Safaarada Soomaaliya ee Dalka Turkiga: Oo Ku Caan Baxday ‘Damaashayada, Cawaysyada iyo Martiqaadyada Maalaayacniga Ah’

                          Iyada oo lagu jiro waqti ay dadka muslimiinta aduunka ay bilaabeen Ramadaanki Kariimka ah. Hadii aan Soomaali nahayna. Waxa ugu horeeya ee aan xasuuso ay tahay dadka Soomaaliiyeed ee weli la tiicaayaa diiftii iyo tabaaladii uu ku reebay dagaalkii sokeeye, ee bilowday dabayaaqadii sanadkii 1991gii. Kaas oo aan weli dhamaan madaama ay socdaan kuwo hoose…

                          Read More

                            Baaq ay soo sareen gudiga Beesha Ciidagle ee ku sugan wadanka UK kuna socda waxgaradka beeshaee ku dhaqan Boqortoyada Ingriiska

                            london 30Jun(SDN)Marka hore waxaanu u mahad naqaynaa saxaafada madaxa banaan ee had iyo jeer heeganka u ah inay warar dhexdhexaad ah u soo gudbiyaan dadweynaha Somaliland Waxaanu ku baaqaynaa in shirkii ka dhacay London bishan June 21keedii ee ay isugu yimaadeen tiro yar oo beesha Ciidagale ka mid ah ay ku sameeyeen guddi oo ay…

                            Read More

                              Afhayeenka Xisbiga Wadani oo Xukuumada KU Eedeyey Inay Hanan Kariwayday Hawada Somaliland

                              Hargeisa June 29 2014(SDN/QJ)  Afhayeenka  Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani  Ibraahim  Mahdi  Buuba Ayaa Xukuumada  Ku Eedeyey  Inay  Hanan  Kari Wayday  Hawada Somaliland  Oo Dhawaan  Xukuumada Somaliya  Ku Dhawaaqday  Inay  La Soo Wareegtay  Guud  Ahaan Hawadii Somaliya  La Isku  Odhan  Iyadoo   Ku Soo  Beegmaysa  Xili  Ay  Maalintii Shalaty  Wafti  Uu Hogaaminayo Wasirka  Arimaha Dibada Somaliland  Ay …

                              Read More

                                Madaxawyanah Somaliland Aayaa Maanta Ka qayb Galay Aaska marxuumad Faadumo Axmed Ciise

                                Hargeisa June 29/2014 (SDN/QJ)Madaxawaynaha Somaliland  Axmed  Maxamed Maxamuud Siilanyo  Ayaa Maanta Ka Qayb  Galay  Aaska Marxumad  Faadumo  Axmed Ciise  Oo Ku Geeriyootay  Magaalada HargeisaTacsi  Madaxwaynha Jamhuurioyada Somaliland Axmed  Maxamed  Maxamud Silanyo  Waxa Uu Tacsi  U Dirayaa  Qoyskii Iyo  Ehelki  Qaraabadii  Asxaabtii Ay  Ka Baxday  Marwo  Faadumo  Axmed Ciise   Oo Ku Geeriyootay  29 June  Magaladni  Hargeisa …

                                Read More