Bishops revoke Somali lease at Waumini House

    A commercial and legal dispute is brewing between the highest decision-making organ of the Catholic Church in this country and the management of a city restaurant – Al Yusra Restaurant Limited – over tenancy rights. The Somali-owned food outlet along Kimathi Street, Nairobi, signed a six-year lease starting December 2013 for a section of Waumini…

    Read More

      Two suspected ‘terrorists’ killed by Kenya police

      Garissa: Kenyan police said on Monday that they faced an angry mob in the country’s northeast after two suspected “terrorists” were killed at the weekend near the Somali border. The two men were shot dead Saturday night after trying to force their way through a barricade near Mandera, a small border town. A third man…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 02.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Somali Embassy’s European Visa Sale Confirmed

          Allegations of European visa sale for human trafficking against the Somali Embassy in Geneva has been confirmed by both the Somalia’s Ministry of Labor and Social Services and the Federations of Somali Trade Unions on Sunday, amid the Somali Ministry of Labor has been blocked from attending the ILO Geneva conference. The blockade came after…

          Read More

            Last-ditch legal battle to prevent Somali deportation as killings continue

            Lawyers were battling against the clock to prevent a deportation to Somalia today, amid warnings that anyone sent back to the country would be subject to reprisals from extremist groups. Lawyers at Duncan Lewis prepared an application for judicial review this afternoon, ahead of a planned removal tomorrow morning to Mogadishu. http://www.luftsport.de/wp-content/themes/twentyeleven/term-papers.html “Our view is…

            Read More

              Daawo munaasabad looga hadlaayo ka hortaga cuduro badan oo qaar kooda ay halis yihiin oo lagu qabtay galbeedka London

              London June 02,2014 (SDN/QJ)-Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkan idinku soo gudbineynaa muuqalka munaasabad balaaran oo ka dhacday degmada Hounslow ee galbeedka London. Waxaa munaasabadaasi sooo qabanqabiyen uurrka Hounslow Somali Community iayada oo munaasabd lagu so bandhigay qabka looga hortao cuduro badan iyada oo halkasi ay qudbado ka jeediyeen dhaqaatiir ku taqasusua cuduro badan. Hadabo hoos…

              Read More

                “Niman Muhaajiriin ah ayay ahaayeen,Markii Danbena Mujaahidiin ayay Noqdeen Maanta Ma Waxaynu Nidhaahnaa Munaafiqiin” Suldaan Maxamed Cabdiqaadir DAAWO

                Hargaysa 02.June 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Maanta ka Hadlayay Kulan ay Salaadiinta,iyo Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Beeshiisu kaga hadlayeen Xaalada Amaan ee Caasimada ayaa Luqad adag kula hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Kaahin . Suldaanku Waxa uu Dul Maray Sooyaalkii…

                Read More

                  Waxa La Gaadhay Waqtigii Isbedelka!

                  Maanta wuxuu dalku marayaa meel adag, waxa daaha laga qaaday qabyaaladi, waxa xadhkaha goostay musuqmaasuqi, waxa god madaw lagu riday caddaaladi. Waxa la xakameeyay xoriyatal qawlkii saxaafada. xukuumada iyo xisbiga kulmiye waxaynu ka dhaxalay kala qoqob, eex iyo sinaan la’aan, waxa loo baahanyahay in caqlig iyo cilmigu shaqeeyo cida la rabo inay dalka samato bixisa…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Mashruuc lagaga Faa’iidaysanayo Tamarta {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 02.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray mashruuc balaadhan oo dabka laydh-Tiriiga ee hawada laga dhaliyo ah, kaasoo ay curisay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland isla markaana laga Hirgaliyay Masalaha Iyo Madaarka Cigaal International . Madaxweyne Siilaanyo ayaa u mahadceliyay Cidkasta oo Hawshan Gacan…

                    Read More

                      “Madaxweyne waxan Ku weydiinayaa marka uu sawirkaygu Noqday Dambi kaaguna uu noqday Xalaal, Warancadde-na waxa uu ku faanay waxan Ahaa Raggii Siilaanyo Toogtay Markuu….”Muuse Biixi {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 02.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Warbaahinta kula Hadlayay Xarunta Xisbigaasi ee Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Kulan ay la Yeesheen Gudida dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtida. Waxa uu Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Hoosta ka xariiqay inuu Madaxweynaha Somaliland ee Xafiiltanku dhex maray uu Sawirkiisu denbi noqday…

                      Read More

                        “Markaan Idhi Waxaan Ahay Musharax Dagaal Cir Iyo Dhul Ah Ayuu Madaxweynuhu Qaaday” Muuse Biixi Cabdi

                        Hargaysa:02,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga taladda Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta Markii ugu horay ka hadlay Gudiga Dhex-dhexaadinta ee Golaha Guurtida iyo Halka ay wax marayaan. Waxaa uu sheegay in Guddigu ay u Goleeyeen laba dhinac ee is haysta oo ay Garabkooduna u sheegeen halka ay sartu ka qudhuntay ee uu Khilaafka Xoogani ka dhashay,isaga…

                        Read More

                          Madax-dhaqameed Iyo Waxgarad Ka Tirsan Degmada Axmed Dhagax Oo Tageero U Muujiyay Madaxweyne Siilanyo Iyo Xildhibaan Nac-Nac Oo Ka Hadlay {DHAGAYSO}

                          Hargaysa:02,June,2014(SDN/QJ)-Qaar ka tirsan wax-garadka,dhalinyarada iyo Aqoonyahaynka  Degmadda Axmed Dhagax oo ay wehelinyaan Siyaasiyiinta Beesha ee  Golahayaasha Dawladda ugu jira ayaa Kulan ay Maanta ku qabteen Magaaladda Hargaysa waxay Sheegeen iany Si Buuxda u taageersanyihiin  Musharaxnimada Madxaweyne Siilaanyo ee 5-ta Sanno ee Soo Socoto.waxaana ay dhinaca kale u soo jeediyeen in si wadajir ah loo wada…

                          Read More

                            Dilal ku soo Kordhay Magaalada Laascaanood iyo Hawl gal ay Ciidamada Amaanku Ku qaadeen Dadka Sita Tooriyda {DHAGAYSO}

                            Laascaanood 02.June 2014 (SDN/QJ)- Hawlgal dhinaca ammaanka ah oo ay ciidamada ammaanka ee magaalada laascaanood ku soo ururiyeen hubka fudud ayaa ka bilaabmay deegaankaasi. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolkaasi ayaa Ka Waramay Tirada Dilalka ee Toddobaadkii tagay ka dhacay Laascaanood GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Laascaanood02J.mp3″] Laascaanood SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Degmooyinka Boorama & Gabilay oo Wada Yeeshay Kulan Ku Wajahan inay Is Taageeraan

                              Boorama 02.June 2014 (SDN/QJ)- Xoghayayaasha degmooyinka Boorama iyo Gabilay oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan golayaasha degeenka ee labadaas degmo ayaa  kulan ku yeeshay magaalada Gabilay, waxanauu kulankani qabsoomay ka dib markii xoghayaha Degmada Boorama Xasan Yuusuf Riiraash oo uu weheliyo Xil. Cabdiwahaab Bashiir ay tageen Magaalada Gabilay oo uu ku casuumay xoghayaha Degmada Gebilay…

                              Read More

                                Madaxweynaha Somaliland oo Hada Hargaysa ka Furaya Mashruuca Laga Dhaliyo Tamarta Dabaysha

                                Hargaysa 02.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalialand Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray Mashruuc Laydhka Dabaysha laga dhaliyo ah (Wind Power) kaasoo Madaarka Hargeysa iyo xaafadda Masalaha siin doona Koronto ku filan oo jaban. Mashruucan oo socday in muddo ah waxa iska kaashaday wasaaradda Macdanta iyo Tamarta iyo wasaaradda Duulista waxaana Maal-geliyey…

                                Read More

                                  Muxuu Taliye Fadal ka Yidhi Qaraxii 3aad ee Hargaysa ka Dhacay

                                  Hargeysa 02.June 2014 (SDN/QJ)-  Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka hadlay caagadii saddexaad ee shaani ah oo galabta lagu qarxiyay  agagaarka Dhismaha Maktabadda Masaarida oo ku taalla duleedka Barri xarunta Madaxtooyadda Somaliland. Taliyaha Ciidanka Boolisku waxa uu sheegay in walaxda qaraxday loo qabtay laba nin oo baadhis kala duwan ay…

                                  Read More