Kor u kac ku yimid Tirada dadka ku dhintay weerarrada ka dhacay gobolka Xeebta oo korodhay
Nairobi 06.July 2014 (SDN/QJ)- Tirada dadka ku dhintay laba weerar oo kala duwan oo lagu qaadday gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa korodhay, iyadoo gaartay sida ay sheegeen mas’uuliyiin iyo goob-joogayaal. Wararkii u dambeeyey ayaa sheegayo in 29 qof ay ku dhinteen weerarradan oo ka dhacay deegaannada Hindi iyo Tana Delta kaddib markii maleeshiyo ka…
