Daawo barnamijka cajiib badan oo laga saameeyay dhibaatada ay leedhaay tahriibka, & qaabka looga hortaghi karo

    London July 01, 2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaasheena sharaf laeh halkan idinku soo gudbinenaa barnaamijka Maamuus oo ah barnamij kaxa tvga Somsat xaruntiisa London. Barnamijkani oo ay badanaa daadaheyso wariye Kaltuun Muuse Cabdilaahi ayaa markaan looga halday dhibaata ay leedahay tahriinka & qaabka ugu wanagsan ee looga hortiagi karo, maxaa yeela badaan dhinyayteno waxa ay ku dhamaadan badaha…

    Read More

      Khudbaddii Madaxweyna​ha Jamhuuriya​dda Federaalka Soomaaiya caawa uu ka jeediyey xafladda 1-da luulyo

      Madaxweynaha Jamhhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa khudbad ka jeediyey xaflad lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegtay xurrnimaddii iyo midnimaddii umadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho Khudbadda Madaxweynaha ayaa ku bilaabatay sidan:- Gudoomiya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Raiisul Wasaaraha JFS Saraakiisha Ciidamada Xildhibaanada Sharafta leh Baambeyda Hobolada kala duwan Bahda Saxaafada Qeybaha kala duwan ee Bulshada…

      Read More

        Somaliland:Shirkado Laga Leeyahay Norway iyo Sweden Oo Ku Dagaallansan Shidaal Lagu Tuhunsan yahay Deegaanka Holhol

        Stokholm:July,01,2014(SDN/QJ)-Wargeyska Aftonbladet oo ka soo baxa Dalka Sweden, ayaa warbixin uu daabacay ku Baahiyey Dagaal dhinaca shidaal qodista ah oo ka dhex aloosan shirkado laga leeyahay Dalalka Norway iyo Sweden. Joornaalkan ayaa sheegay in Goobo lagu tuhusan yahay inuu shidaal ku jiro oo ku Yaalla Gudaha Somaliland, gaar ahaan Aagga Magaalada Holhol ee Gobolka Sool…

        Read More

          Xukuumada Siilaanyo waxay Qarimada utaqaanaa inta udarban ee dalabka ugu shaqeysa, inta maleegta qudha iyo qoonta iyo inta Futeysa Maalka,Mag​anta,Moora​da iyo Muquunada

          Xukuumada Siilaanyo waxay  Qaranimada u taqaanaa  inta digreetadeeda ku timi iyo inta dabo socota ee dabo ka nuuga ah, inta deman ee deris ku noosha ah,  inta darban ee dalabka ugu shaqeeya,inta sibiqada yar,sedbursiimada iyo susumada ku soo gashay ee dhawaan dhaladka ah, inta faydan ee fiintu ka qeylisey ee fidnada iyo findhicilka ah, Inta…

          Read More

            Mulkiyadda TV-ga Universal Oo Lagu Kala Baxay iyo Mulkiile Cusub Oo Loo Xukumay

            Muqdisho:July,01,2014(SDN/QJ)-Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir, ayaa ugu dambayn natiijo ka soo saartay Dacwad ka taagnayd Lahaanshaha TV-ga Universal oo muddo badan muran ka taagnaa. Maxkamadda ayaa u xukuntay lahaanshaha TV-ga  Cabdiqaadir Maxamed Aadan (Baariyow) oo ku sugan dalka Norway, Waxaana Qareen u ahaa ninka loo Xukmiyey Telefishinka  Xaawo Xaaji Sabriye.   Qoraalkan ka soo baxay…

            Read More

              Kooxda ONLF Oo Ku Dhawaaqday inay Qudha Ka Jareen 70-Ka Tirsan Ciidanka Ethiopia

              Qabri-dahar:July,01,2014(SDN/QJ)-Xoogagga Dagaalka  muddada dheer kula soo jirey Dawladda Ethiopia ee  ONLF, ayaa sheegtay inay Qudha ka jareen Ciidamo tiro  badan oo ka tirsan kuwa Ethiopia. Xooggan oo  si gaar ah uga dagaallama Gobollada Dawlad-deegaanka soomalidu ka Degto Ehiopia, ayaa sheegtay inay ugu yaraan 70-Askari oo Ethiopian ah  ku dileen Deegaanada soomaalidu degto dagaalo  Toddobaadkan ka…

              Read More

                “waxa lala dagaallamayaa waa maamul soo jirey soddonnkii sannadood ee la soo dhaafay, khaatumona waa cusub tahay oo xaga dhaqaalahana…..”Indha-sheel

                Buuhoodle:July,01,2014(SDN/QJ)-Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-sheel oo sheegta Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa markii ugu horraysay waraysi uu bixiyey kaga warramay Xaaladda Maamulkiisa iyo meeshii uu ku dambeeyey. Mudane indha-sheel oo  haatan ku sugan Buuhoodle, isla-markaana dhawaan ka soo cararay deegaanka Taleex oo ciidanka Somaliland la wareegeen, ayaa sheegay inay dagaal qadhaadh ku galeen sidii ay difaac ugu…

                Read More