Shan Qof oo Ku Dhintay Weerar Is Miidaamin ah oo lala eegtay Aqalka Baarlamanka Somalia daawo
Muqdisho 05.July 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidan ilaalo ka ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar is-miidaamin ahaa oo lagu qaaday xarunta baarlaamanka Soomaaliya, iyadoo ay ku dhaawacmeen 11-qof oo kale. Weerarkan oo ahaa mid loo adeegsaday gadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala eegtay…
