Barnaamij Todobaadle ah :- Diinta iyo Nolosha {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.July 2014 (SDN/QJ)- Waa Toddobaadle falanqeeya arrimaha Diinta iyo Nolosha Waa Madal aynu Isku Xasuusin doono in Dhaldhalaalka Nolosha Adduun ay aad u kooban tahay Ku sii Dhex Jirkeedu,Halka La Rabo inaynu Hamigeena Isugu Gaynaana ee u shaqaysanaana ay Tahay Ta Aakhiro. Waa Todobaadle aynu Si Taxane ah iyo Si Goos Goos ahba ugu…
