Kismaayo: Shil baabuur 3 Qof oo naftooda ku waayay Markii uu Gaadhi Jiidhay
Kismaayo 01.July 2014 (SDN/QJ)- Labo qof ayaa dhimatay, 3 kalena way dhaawacmeen kaddib markii uu gaari xammuul ah ku jiiray xero ay ku nool yihiin dad soo barakacay oo ku taalla duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo. Meydadka iyo dhaawaca ka dhashay shilka ayaa la geeyay isbitaalka degmada Kismaayo. Mid ka mid ah howl-wadeennada caafimaad ee…
